Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Hal-doorka Haweenku Waa Faadumo Wana Tuusale Fiican Oo Ay Haweenku ku dayda xeerta Wasiir Beenalena Waxba Kama Sheegi Karan

$
0
0

.

Waa tuusale fiican oo kazoo baxay dalka yare e Somaliland, isla markana faadumo waxaay ka mid tahay, dadka jecel in ay Somaliland. Ay gaadho hadaf-keeda ah in ay heesho aqoonsi buuxa wana ka dhab faadumo siciid somalilandnimadu balse wasiir bajajka beenalaha ay uu bixiyeen reer Somaliland.

Waxaa uu wasiir meeqam soo adeegsay markii ay kashiiftay muwaadin fadumo, maqaallo ay qoreen ciyaal uuadeer uu yahay,isla markaana waxaay aflagaddo uu wasiir xiqsane kula

kacay ka baxsaneed milgaha iyo xurmadda haweenka ku tiigalimayno wasiir meeqaam balse fadumo waxaay uu qalanta in lagu tilmaamo hooyadda Somaliland isku soo wadda duubo waxan ku tilmaamo ma muuqdan marwo faadumo,. Hadaba waxay dhowaan isku dayi doonta shabadda wararka ee xogreebnews.com in ay bilad sharaf gudoonsiiso marwo fadumo,Marwo Faadumo Saciid Ibraahim waa marwo ka soo if baxday runtii inta la qayrkaa amaba ay isku jiilaka yahiin taa macnaheedu maahan in hooyoyinka kale ayana wax ka soo qad lahayn laakin way jiraan kuwo iyaga laftoodu hal door ah laakin runtii marwo fadumo saciid ibraahim waa shaqsiga ka liyaata ee u ban baxay amaba u kaliyoobay wax ka qabashada iyo taakulaynta dhalinyarada Somaliland runtii wana shaqsi marka la arko dhalinyaro amaba lagu soo xasuusto waxaana taasi marag ma doon u ah amaba markhaati cad uga ah sida ay ugala qayb qadato amaba ay had iyo jeer heeg anka ugu tagay runtii dhalinyarada iyada oo aad arkaso mar walba inay dhiiri galin taakulayn iyo waliba daryeel balaadhan oo ay u fidiso dhalinyarada qaybaheda kala duwan ha ahaato xag sport ha ahaato xag dhiiri galineed ha ahaato xag taakulayn iyo tabrucaad iyo waliba in kale oo anana soo koobi karin…

Qof waliba aduunkan waxaa u kaga tagayaa raad kaasi oo noqon kara mid xun amaba mid san mid ay dadku majiirtaan amaba mid ay dadku kahdaan amaba ay ka shalayaa mid ay bulshadu ugu han balyeyeso shaqsigasi amaba mid ay bulshadu ku guhaanto oo ay ku habato radadku way fara badanyahiin mana soo koobi karno runtii…La Soco Taxana Qormooyinka Danbe

Qalinka:C/casiis Bashiir Nuur

Tel;063 4144434

Email:info@xogreebnews.com

Hargeysa/Somaliland


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>