Bacda Salaan Waxaan la idinla socodsiinayaa in uu ka dhici doona Shirkii Labaad ee KULAN II Magaldad Lonond hadii Allah ka dhigo taariikhada Marka ay tahay 22 Bisha June 2013. Sidaas darted waxaa dhamaan Beesha Ciise Muuse ee degan Qurbaha UK, US , EUROPE, Asia , Africa iyo Austorilia lagu wargalinayaa in uu ka dhici doon Shirka London una qaadan doona 2 cisho hadii allah ka dhigo. Shirka waxaa uu bilaaban doona 12:00AM Duhurnimo
Addreska
Copland Community School
Cecil Avenue
Wembley
HA9 7DU
Train stationka u dhaw waa Wembly Central . ama wembely park
Wixii Faah-faahin ah la soo xidhiidha
Hassan Ibrahim Axmed 07808547764
Fidhinle 07950-341-347
Yasmin on 07961 -444 -102
Wehelkiin waa alleh-iyo-Nebi(scs).
Xog hayge guud ee CM UK
Xassan Ahmed