Guddiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray sida ay u dhici doonaan Jadwalka khudbadaha musharaxiintu u tartamaya xilka Madaxweynaha Soomaaliya.
Musharaxiinta u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliyaoo oo tiradoodu ay gaaraya 24 musharax ayuu guddiga u qeybiyey sadex qeybood oo min 8 ah, waxaana qeybta koowaad loo qoondeeyay iney khudbadahooda jeediyaan maalinta khamiista ee soo socota, halka labada qeybood ee harayana ay maalmaha Sabtiga iyo Axada jeedin doonaan khudbadooha.


Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu soo bandhigay magacyada musharaxiinta iyo maalinta uu musharax waliba ku qoran yahay khudbad jeedinta.
Jadwalka Musharaxiinta ayaa u qornaa sida tan:-

