Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

War-degdeg ah:Labada gole Qaran oo ansixiyey Heshiiskii in Berbera Saldhig milateri u noqoto UAE ee Qoyska Madaxtooadyadu Fool-eryay

$
0
0

Labada gole Qaran oo ansixiyey Heshiiskii in Berbera Saldhig milateri u noqoto UAE ee Qoyska Madaxtooadyu Fool-eryay

Hargeisa-(Qaran-news)-Kulan wadajira oo labada gole qaran ee Somaliland  Madaxweyne Siilanyo isagu yeedhay ayaa Goor-dhaweyd  ansixiyey heshiiskii Qoyska  Madaxtooyadu fool eryay Beryahanba,heshiiskaas oo Dawlada Imiraadka & Xulufadeeda lagu siinayo Berbera inay ka dhigato Saldhig milateri.

Fadhigan oo madaxweyne Siilanyo khudbad ka akhriyey ayaa Saleebaan Gaal oo ahaa Shirgudoonka Labada Gole ee fadhigan ayaa wuxuu cod geliyey heshiiska Saldhiga Berbera,waxaana diiday hal xildhibaan oo keliya,Dhawrna way ka aamuseen,Halka intii kale codkooda siiyeen, sidaasna muraadkii qoyska madaxtooyadu wadatay ku hirgalay


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>