Quantcast
Channel: Qaran News
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saldhiga ciidan shisheeye waa jiritaankii Somaliland oo la waayey

SALDHIG CIIDAN SHISHEEYEY WAA JIRITAANKII SOOMALILAND OO LA WAAYEY     Waxba yaan ummadda lagu dego barjeyn maalgashi iyo maadh aduun ayaano soo wadnaa. Dalka dhaxal wareejin wey dhaaftaye hadda waxa...

View Article


Daawo:Mujaahid Ooto Biixi oo kabaha la dulmaray Wasiirka Madaxtooyada &...

Daawo:Mujaahid Ooto Biixi oo kabaha la dulmaray Wasiirka Madaxtooyada & Baashe Morgan,Soona jeediyey in Saylac laga iibiyo Itoobiya,Soolna Cabdiweli Gaas,Hargeysana…

View Article


Daawo:Boqorka Beesha Gabooye oo Fashiliyey Heshiis ay isla ogaayeen Xasan...

Daawo:Boqorka Beesha Gabooye oo Fashiliyey Heshiis ay isla ogaayeen Xasan sheikh & Xukumada Siilanyo,Wasiirka Madaxtooyadana duray

View Article

Somaalilaan Sidan Ma Ku Sii Socon Kartaa?

Maxaa keenay in qofkii waxbartay uu caddaalad ku waayo shahaadadiisii, oo kii aan waxbaran uu xafiisyadii iyo ilihii dhaqaalaha uga soo dhex muuqday? Maxaa keenay in dhalinyaradii iyo xooggii dalku ay...

View Article

Daawo:Prof:Axmed Ismaaciil Samatar oo si adag u Duray Doorashadii...

Daawo:Prof:Axmed Ismaaciil Samatar oo si adag u Duray Doorashadii Farmaajo,Dawladaha Qatar,UAE,Itoobiya & Kiiniya

View Article


Daawo:Salaadiinta & Hal-doorka Gadabuursi oo si adag ugu gacansaydhay...

Daawo:Salaadiinta & Hal-doorka Gadabuursi oo si adag ugu gacansaydhay Saldhiga Milateri oo Berbera laga Siiyo UAE,shaaciyeyna in qadiyadaa Reer ( Beel) keliyi wato

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi Tiiranyo leh:Dhamaan Reer Guray Seed Go’ood

Tacsi Tiiranyo leh:Dhamaan Reer Guray Seed Go’ood TACSI TIIRAANYO LEH : DHAMAAN REER GURAY  SEED GO’OOD. INNAA LILLAAHI WA INNA ILEYHI RAAJICUUN. CALI  IBRAHIM JAMAC IYO QOYSKIISU WAXAY TACSI...

View Article

Daawo:Xildhibaan Qabiile Oo Ka Hadley Saldhiga Imaaradka Ee Berbera

Daawo:Xildhibaan Qabiile Oo Ka Hadley Saldhiga Imaaradka Ee Berbera

View Article


Daawo:Cali khaliif oo si adag ugu hanjabay Puntland,Farmaajana duray,Muxuuse...

Daawo:Cali khaliif oo si adag ugu hanjabay Puntland,Farmaajana duray,Muxuuse ka yidhi Natiijada shirkii Jabuuti ugu dhamaaday Khaatumo & Somaliland

View Article


Daawo:Muqaalka Qaabkii & Baratakoolkii Xasan Sheekh ugu soo dhaweeyay...

Daawo:Muqaalka Qaabkii & Baratakoolkii Xasan Sheekh ugu soo dhaweeyay Madaxtooyada Farmaajo

View Article

Daawo,Sacad:Wasiir Maxamuud Xaashow hadaad jihaad u haliilayso orod oo...

Daawo:Sacad:Wasiir Maxamuud Xaashow hadaad jihaad u haliilayso orod oo siiriya & Yemen tag,tigidhkana annaga ka bixinayna

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War-degdeg ah:Labada gole Qaran oo ansixiyey Heshiiskii in Berbera Saldhig...

Labada gole Qaran oo ansixiyey Heshiiskii in Berbera Saldhig milateri u noqoto UAE ee Qoyska Madaxtooadyu Fool-eryay Hargeisa-(Qaran-news)-Kulan wadajira oo labada gole qaran ee Somaliland  Madaxweyne...

View Article

Daawo:Xildhibaano ka soo horjeestay Saldhiga Milateri oo xoog fadhigii looga...

Daawo:Xildhibaano ka soo horjeestay Saldhiga Milateri oo xoog fadhigii looga saaray & Kuwo is-gacan saaray

View Article


Daawo:Waraysi Kooban ,gudoomiye Cirro oo ka hadlay Sidii golaha loo...

Daawo:Waraysi Kooban ,gudoomiye Cirro oo ka hadlay Sidii golaha loo afduubay,Xildhibaano la garaacay,qaar la dhaawacay,Qaar la xidhxidhay,heshiiskii la jiidhsiiyey & Xoggo kale

View Article

Halkan ka akhri Qoraalka Xukumada Siilanyo ku sheegtay Heshiis ee ay Xoog &...

Qoraalka Xukumada Siilanyo ku sheegtay Heshiis ee ay Xoog & Jujuuuba ku jiidhsiisay Golayaasha wakiilada & Guurtida 1. Heshiiska Cidda Wada-galaysa B) Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland...

View Article


Daawo sidii loo garaacay xildhibaanada baarlamaanka Somaliland saaka

View Article

Daawo:Xisbiga Ucid oo Canbaareeyay,jujuubna ku sheegay heshiiskii & wixii ka...

 

View Article


Daawo:Xildhibaanka ugu da’da weyn Barlamaanka oo wasiiro & Kornaylo dhulka...

Daawo:Xildhibaanka ugu da’da weyn Barlamaanka oo wasiiro & Kornaylo dhulka jiidayaan+Xubnaha Saleebaan Gaal amray in xoog loo isticmaalo

View Article

Dawlad sharcigi ku tumtay , walkiilada shacabka laysay , xidhay waa

Assallamu A Warahmaullahi . Wixi ka dhacay golihi sharcin dejinta shalay waa arrimo marag u ah in qaranimada dalka la duminayo oo xoog , awood laysku italsaday , dhiigi , dhimashadi , babi , burburki ,...

View Article

Somaliland waxa ay qaaday jidkii dhimashada

Qaramimadeenii maanta inqilaabaa ku dhacay, af duubaa ku dhacay waxa awood dawliya loo adeegsaday meel marinta, keenista, heshiis lala galo ciidamo shisheeye oo aanay jirin habayaraatee wax baahiya oo...

View Article
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>