Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Xukuumadu Waxay diidey inay Sheegto Saamaynta taban ee saldhiga Bebera ku leeyahay Dalka………

$
0
0

Saamaynta taban ee saldhiga Bebera ku leeyahay Dalka ,Diinta iyo dadka
Yadoo la eegayo dan qoys ama qof

Xukuumadu waxay ka hadlaysaa dadkuna ka hadlayaan Saamaynta togan ee Saldhiga Military lkn weli xukuumadu kama hadlin saamaynta taban ee heshiiska

Hadii ay xukuumadu ka hadasho saamaynta taban ee Saldhiga Berbera waxaa laga yaabaa in dadka shacabka ahi gadoodaan oo kacaan oo dabadeetano uu fashilmo qorshihii
hadaba waxaa is waydiin leh waa maxay saamaynta taban
ee saldhig military yeelan karo
waxaa ka mid ah
A).prostitution in hablihii wadanka joogay lagu aqsaysiiyo lacag cadaan ah lagana iibsado jidhkooda sida ay sameeyaan ciidamada Maraykan ee saldhigoodu yahay South Korea
iyo wadamo kale oo aduunka ah

B) sexual assault in ciidamada wadmada shisheeyey ka samaystaa ay u geystaan gabood falyo ay ka mid yihiin kufsi
hablaha u shaqeeya ee ka hawla gala saldhigyadooda
askarigaaa inanta kufsada laguma maxkamadayn karo wadanka gudihiisa sida marar badan dhacday oo ciidamada shisheeyee sameeyeen xad gudubyo kuwan la mid ah

C ) environmental damage Because of toxic suntoo dalka lagu aasaa si badheedh ah loogu aasaa degaanka iyo duunyadaba way baabiinaysaa

D)deliberate dumping in si badheedh ah loogu aaso sun sida ka dhacday South Korea
ciidamada maraykan ayaa Ku aasay Sunta loo yaqaano formaldehyde oo dhan 20 gallons
waxaana lagu Aasay webiga HanRiver
intanoo keliya maaha saamaynta taban
ee ay leeyihiin saldhigyada ciidamadu
waana qaar dal ,dad,diin iyo duunyoba taabanaysa
lkn taas lagama fekerin waxaana cad in aan loo tudhaynin dalkan iyo dadkiisa ee la wado dan qoys ama dan qof ama dan qabiil si loo helo dhaqaale aan xalaal ahayn.
tan dhaqaalaha lacagta lagu kiraynayo saldhiguna kuma cada meesha
wadanka aynu jaarka nahay ee djibouti wuxuu sanadkii halka saldhig ku qaataa lacag dhan 60 ilaa 70 million sida la daabacay dhawr jeer.

by Hussein Behi
behe.mataa@gmail.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>