Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28264

Beesha Musharax C/raxmaan Cirro ka soo jeedo oo Shir uga furmay Degmada Sheekh

$
0
0
Beelaha Muuse Cabdalle ayaa shir saddex cisho qaadan doonaa uga furmay Magaalada Isku-dar ee ka tirsan Degmada Sheekh maanta oo bishu ahayd 03.11. 2022.
Shirkaas ayaan la cadayn ujeedadiisa , hase yeeshee ila wareedyo ku dhaw-dhaw oo aanu ka helnay shirkan ayaa noo sheegay inuu ku saabsan yahay xaalada siyaasadeed ee haatan dalku galay .
Dhawaan ayaa go,aamo lagaga dhawaaqi doona Shirkan
May be an image of one or more people, people standing, people sitting, tree and outdoors

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28264

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>