Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28262

Muj.Cali Guray oo ka hadlay Qiil hor leh oo M/weyne Muuse Biixi wato

$
0
0
Muuse Biixi wuxu u socdaa in aan wax doorasho ahina qabsoomin qiilna ka dhigto madaxwayne la doortay baan ahay madaxwayne la doortay ayuun baana i bedeli karaa sidaana xukunka ku haysto inta uu nool yahay.
Hadii aan taladii hogaamiye dhaqameedka dib loogu noqon ma jiro xal kale oo lagu kala bixi karaana eh sidaa ha loo ogaado ..” Muj Cali Guray

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28262

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>