$ 0 0 Maydka hal nin ayaa la hayaa, halka laba kalena la raadinaayo raq iyo ruux, kadib markii Sadex Nin oo Watay Gaadhi Land-cruiser ah uu qaaday Dooxa Huluuq ee u Dhaxeeya Hargeysa iyo Arabsiyo oo soo rogmaday.