Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo Digniin culus u diray...
Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo Digniin culus u diray madaxweyne Deni+Sababta Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, ahna sanator katirsan Aqalka sare ayaa uga digay...
View ArticleWararkii u dambeeyey Dagaalka Suudaan & Cabsi laga qabo Hal Arrin+Sawirro
Wararkii u dambeeyey Dagaalka Suudaan & Cabsi laga qabo Hal Arrin+Sawirro Ciidamada iska soo horjeeda ee ku dagaalamaya Suudaan ayaa midba midka kale ku eedeeyay jebinta xabbad joojin cusub...
View ArticleWarbixin:Xasuusta Qafaalashadii 1 May 2019, Xabsigii lay taxaabay !
Xasuusta Qafaalashadii 1 May 2019, Xabsigii lay taxaabay ! Maanta oo kale, abbaara Labadii Duburnimo kolkii aan qadada gacanta sidaa u geliyay ee aanan weli Afka gaadhsiin ayaan maqlay jug culus, waxa...
View Article𝙈𝙖𝙙𝙖𝙭𝙙𝙞𝙞 𝙙𝙝𝙖𝙦𝙖𝙣𝙠𝙪 𝙬𝙖𝙭𝙖 𝙖𝙮 𝙪 𝙭𝙪𝙪𝙗𝙨𝙞𝙞𝙗𝙩𝙚𝙚𝙣 𝙝𝙤𝙜𝙜𝙖𝙖𝙢𝙞𝙮𝙚 𝙠𝙤𝙤𝙭𝙚𝙚𝙙𝙮𝙤.
𝙈𝙖𝙙𝙖𝙭𝙙𝙞𝙞 𝙙𝙝𝙖𝙦𝙖𝙣𝙠𝙪 𝙬𝙖𝙭𝙖 𝙖𝙮 𝙪 𝙭𝙪𝙪𝙗𝙨𝙞𝙞𝙗𝙩𝙚𝙚𝙣 𝙝𝙤𝙜𝙜𝙖𝙖𝙢𝙞𝙮𝙚 𝙠𝙤𝙤𝙭𝙚𝙚𝙙𝙮𝙤. Qore. Siyaasi Nuuradiin Diini Madaxda dhaqanka khaas ahaan Salaadiinta, Ugaasyadda, Boqoradda, Garaadadda, waxa ay khatar ku yihiin...
View ArticleHarti subclan challenging Africa’s unchangeable colonial borders
HARTI SUBCLAN CHALLENGING AFRICA’S UNCHANGEABLE COLONIAL BORDERS Puntland Administration of Federal Somalia has been trying since 1998 to seize Eastern Sool Region of Somaliland Republic on the basis...
View ArticleSomaliland:Dad Daad soo rogmaday Qaatey+Sawirro
Maydka hal nin ayaa la hayaa, halka laba kalena la raadinaayo raq iyo ruux, kadib markii Sadex Nin oo Watay Gaadhi Land-cruiser ah uu qaaday Dooxa Huluuq ee u Dhaxeeya Hargeysa iyo Arabsiyo oo soo...
View ArticleSiciid Deni & Isimada Dhulbahante oo kulan ku yeeshay Madaxtooyada Garoowe
Isimada SSC iyo Madaxweye Deni oo caawa kulan ku yeeshay Madaxtooyada Puntland.
View Articlelaascaanood iyo Gud cabdirisaaq khaliif
W/Q Xoghaye Yoonis Axmed Yoonis. laascaanood iyo Gud cabdirisaaq khaliif Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, waa masuulka saddexaad ee Somaliland, waa masuul weli qayb...
View ArticleHaweenay ku biirtay Golaha Wakiilada Somaliland
Maxkamada sare ee Somaliland ayaa maanta dhaarisay Aamina Cilmi Fariid Badeed oo laga bilaabo maanta ka mid noqonaysa Xildhibaanada Golaha Wakiilada JSL. Xildhibaan Aamina Cilmi Fariid Badeed ayaa...
View ArticleMuuse Biixi wuxuu ku cadaadinayaa Xasan Sheekh inuu la kulmo……..
“Muuse Biixi, wuxuu ku cadaadinayaa Xasan Sheekh inuu la kulmo” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe sidani yidhi:- “Waxaan ogaaday in Muuse Biixi ku cadaadinayo Xasan Sheekh Maxamuud in ay wada hadal...
View ArticleToloow mee Madaxweynaheeni go’aanka adkaa iyo Wasiiradeeni labada qawlal ka...
“Toloow mee Madaxweynaheeni go’aanka adkaa iyo Wasiiradeeni labada qawlal ka xun bayn jiray ee mid ba mar u jawaabi jiray Xisbiyada Mucaaradka ah. Mise marka ay halkaas oo kale xaalku gaadho warkoodu...
View ArticleGudoomiyaha Maxkamadda Sare oo dhaariyay xildhibaanad cusub
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland Aadam X. Cali Axmed, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 02/05/2023-ka, dhaariyay marwo Aamina Cilmi Fariid...
View ArticleMuuse Biixi Wuxuu ku dul ciyaarayaa Dab….F.C.Waraabe
I learned Musa is pressuring Hassan Sh. to hold meeting with him (One-to-one). He is playing with fire! If SL Somalia talks ever would resume it can only resume after free and fair Presidential...
View ArticleDawlada kenya oo shaaciysey inay Ciidamadeeda kala baxayso Somalia+Goorta
Madaxweynaha Kenya ayaa shaaca ka qaadey in uu bilaabayo in uu ciidamadiisa kala baxo Soomaaliya sannadka soo socda. Ciidamada Kenya ayaa sugan inta badan Jubbaland.
View Article