Dowladda Soomaaliya oo shaacisey Cadadka Lacagta laga doonayo Xaajiga doonaya...
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday qiimaha xajka sannadka, $4,484.539 doollar, waa kan ugu qaalisan Geeska Afrika. Dadka waxa la dejinayaa guryo ilaa 7KM u jira Xaramka taasi oo ah masaafo ka...
View ArticlePuntland oo u jawaabtey Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh
Puntland oo u jawaabtey Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh: “Mudane Madaxweyne, Dowladda Federaalka iyo Dowladda Puntland waxay isku hayaan cid kaagama xog ogaalsana, adna waad ogtahey, annaguna waan...
View ArticleMusharax C/raxmaan Cirro oo Warbixin ku saabsan Xaallada Somaliland siiyey……
Shirka Guddida Fulinta iyo Xoghayeyaasha Xisbiga WADDANI oo uu guddoominyay guddoomiye ku xigeenka xisbiga ahna kusimaha guddoomiyaha Mudane Maxamed X Yuusuf Waabeeyo ayaa maanta ka qabsoomay Xarunta...
View ArticleMudaharaad ka qarxay Berbera+Weriyayaashii tebinaayey oo la xidhxidhay
Shacabka Magaalada Berbera ayaa Markii Ugu Horaysay Cabasho Xoogan Kamuujisay Laydhka Magaalada Berbera Oo Bishan Qiimo Xad-dhaafa Soo dalacay Waxaana Saaka ay Cabashadooda Lahortageen Wersheda...
View ArticleGaraad Jaamac oo la hadlay Muuse Biixi
in ka badan 200 oo wiil ayaa iskaga keen dhintay, inta aanay in kabadan inaga dhiman oo aynaan xabaalaha ku dul heshiin, walaalayaal dhulka yaga nooga baxa oo dhulkiina taga, idiin tilmaami mayno...
View ArticleAfrica: The Islamic Development Bank (IsDB) Group Private Sector Institutions...
PRESS RELEASE The Islamic Development Bank (IsDB) Group Private Sector Institutions to Host the Private Sector Forum, 11-13 May 2023, Jeddah, Kingdom of Saudi Arabia The Private Sector Forum’s primary...
View ArticleXisbiga kulmiye oo shaaciyey in Maayar Mooge u doonayaan Musharaxa Madaxweyne...
Masuulkii Ugu Horeeyay ee ka Tirsan Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ayaa shaaciyay in Maayir Cabdikariin Axmed Mooge loo wado Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Kulmiye. Xildhibaan hore Cabdiraxmaan...
View ArticleXog-hayaha Warfaafinta Xisbiga Waddani oo naqdiyey Qoraal ka soo baxay...
Kulan habka maqalka iyo muuqaalka ah (video conference) uu Wasiirka Horumarinta Caalamiga Ah ee Boqortooyada Midowday(UK) uu la yeeshay Muuse Biixi ayay Madaxtooyadu qoraal ka soo saartay. Qoraalkaasi...
View ArticleSafaarada Soomaliya ee Addis Ababa ayaa Maanta Hargeysa u soo dirtay...
Safaarada Soomaliya ee Addis Ababa ayaa Maanta Hargeysa u soo dirtay Dhalinyaro Ku Xanibnaa Dalka Suudan oo Dawlada Soomaliya ay ka shaqaysay sidii loo soo qaadi lahaa. Sii haya Safiirka Soomaliya ee...
View ArticleHaweenay Ingiriisa oo Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u magacaabay...
Haweenay Ingiriisa oo Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Somalia & Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee (UNSOM) Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António...
View ArticleMr.Andrew Mitchell oo Qoraal Rasmiya ka soo saaray Waxay Arrimaha ka...
I spoke to #Somaliland President Bihi and raised concerns over the conflict in Las Anod, and delays to elections. The economic potential in Somaliland is huge – but stability is fundamental to...
View ArticleIntaan sheegtay Soomaali Allahayow iiga danbi Dhaaf!, Qaybtii 9’aad.
Intaan sheegtay Soomaali Allahayow iiga danbi Dhaaf!, Qaybtii 9aad. Hadii lagu Sheelo waa lays sheegaa, Waa Taxanihii aynu qoraal wadnay ee sida Mahiigaan Da’aaya ama Miiraale Roobaad oo xareedii...
View ArticleHungurigii Qaadka Ina Jabuutaawi ayey Laascaanood ku baxday,Ragna ku...
“Hungurigii Qaadka Ina Jabuutaawi ayey Laascaanood ku baxday oo imika la raadinayaa ragna ku dhamaaday, Xukuumadda Qaadkaas maamuli kari waday shaki ayaa naga jira siday Shidaal u maamuli karo”...
View ArticleDadweynaha Degmada DILLA oo gadooday,Jidgooyona ka galay wadada muhiimka ee...
Shacabka ku nool Degmada Dila ayaa sameeyey jidgooyo kuwaasi oo xidhay wadada muhiimka ee Isku xidha Gobolada Maroodi-jeex iyo Awdal. Dadkan oo ka gadoodsan dilkii maalintii shalay loo geystay sarkaal...
View Article