Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Dowladda Soomaaliya oo shaacisey Cadadka Lacagta laga doonayo Xaajiga doonaya inuu guto Xajka Sanadkan 2023

$
0
0
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday qiimaha xajka sannadka, $4,484.539 doollar, waa kan ugu qaalisan Geeska Afrika.
Dadka waxa la dejinayaa guryo ilaa 7KM u jira Xaramka taasi oo ah masaafo ka durugsan marka loo eego sannadihii hore.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>