Xildhibaan Ganafka ku dhuftay Qandaraas Xukumada Muuse Biixi Bixisay
Suuqa Waaheen maamulidiisa iyo dib u dhiskiisaba waxa iska leh Dawlada Hoose Ee Hargaysa. Dawlada Hoose ayaana xaq u leh shirkadii u qalanta in ay u dhiibto. Waxii aan intaa ahayna waa xadgudub sharci...
View ArticleUpcoming Africa elections:
Upcoming Africa elections: A list Here are the upcoming elections in list form. The exact dates are liable to change. May 2023 13 & 27 May 2023: Mauritania – National Assembly + Regional + Local...
View ArticleXildhibaano qaadacay xaflada ceelka shiidaalka ee ay ugu yeedhay Wasaaradda...
Anigoo ku hadlaya afka 17 Xildhibaan oo kamida golaha Wakiilada JSL Isla markaana shir dheer oo saacado badan qaatay aanu lagalnay Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta, Kadib shir gaara aanu yeelanay...
View ArticleBerbera:Bulsho yaraanta,Adeegyada Liita, dhaqaaqyada ganacsi ee xadidan & ku...
Berbera:- Bulsho yaraanta, adeegyada Liita, dhaqaaqyada ganacsi ee xadidan iyo ku nagaansho la’aanta magaalada, intaaba waxa Sababa adeega laydhka oo ah mid qaali isla markaana tag-tagis badan. Waxa...
View ArticleSuuqa Waaheen maaha meel Arinteeda la qarin karo ee ha ku hungoobina reer...
Xildhibaan Siciid Cudhay oo Booqday Suuqa Waaheen Ayaa Sidan yidhi “Suuqa Waaheen maaha meel arinteeda la qarin karo ee ha ku hungoobina reer Somaliland musuqmaasaq way ka daaleen”.
View ArticleSiyaasi Axmed Muumin Seed oo lagu wado in dib ugu soo laabto xisbiga Waddani
Axmed Muumin Seed wasiirkii hore ee Beeraha Somaliland oo go’aansaday in uu ku biiro xisbiga Musharraxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro, ayaa shallay gurigiisa casuumad gaar ah ugu sameeyay...
View ArticleWaxba loogama baahna SHIRKAD DHISME oo SHISHEEYE dibu dhiska Sariibada SUUQA...
Waxba loogama baahna SHIRKAD DHISME OO SHISHEEYE wajiga hirgalinta ( implementation phase) dibu dhiska sariibada SUUQA WAAHEEN maadaama nashqadii la fulinaayey lahayo. INYATASI, waxay dalkeeda ka...
View ArticleChildren main target of anti-Muslim hatred in US: report
Children main target of anti-Muslim hatred in US: report Muslim American children exposed to bullying, anti-Muslim material in schools, as their accounts exhibit 63 percent increase in discrimination....
View ArticleXildhibaan Siciid Cudhay oo ka hadlay Musumaasuq Heer caalamiya
Shirkadaha uu u socday tartanku waa kuwa waraaqahood la wadaagay bulshada shirkadan jug soo dhacday ee magaceedu Inyatsi Construction Group Holdings yahay meelna Tartankii shirkadaha kagamay jirin”....
View Article