Madaxweynaha Somalia oo weerar Afka ah ku qaaday Siciid Deniga Puntland
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh ayaa maanta masaajidka Villa Somalia ka soo dhaliiley madaxweynaha Puntland, Siciid Deni, isaga oo durey qaabka uu u wajahayo doorashooyinka qof iyo cod....
View ArticleWarqad ku socota Madaxweyne Muuse Biixi
Warqadan waxaa madaxweyne muuse Biixi u soo diray Xildhibaan ka Tirsan Barlamaanka Somalia Balse ka soo jeeda Degaanka Caynaba
View ArticleMid ka mida Wasiiradii Muuse Biixi Shaqada ka Caydhiyey oo ka hadlay Xaallada...
1. Marxuum Khadar Xabeeb: Alle ha u naxariisto. 2. Qaraabada: Samir iyo Iimaan Alle haka siiyo 3. Xukuumaddu: sida ugu dhakhsaha badan sharciga ha u mariso gacan-ku-dhiiglaha 4. Inteenna kale: Nabadda...
View ArticleDeegaankaygii ayaan talo kula noqon doonaa Haddii la ii diido fadhiga Golaha...
Deegaankaygii ayaan talo kula noqon doonaa Haddii la ii diido fadhiga Golaha wakiilada. Golihii xoog, afduub iyo qabyaaladba lagu haystaa.” waxaa sidaas yidhi Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan...
View ArticleIn Danyarta Berbera Laydh loo helo waxaa caqabad ku ah oo hortaagan…….
In Danyarta Berbera Laydh loo helo waxaa caqabad ku ah oo hortaagan Maayir Cidin! “Mushkilada laydhka Berbera markasta oo lays yidhaa xal waara haloo helo waxaa caqabada koobaad ku noqda Duqa Degmada...
View ArticleF.C.Waraabe oo ku hanjabay inuu Muqdisho ka degi doono Haddii….
Faysal Cali Waraabe ayaa ku hanjabay in uu Muqdisho ka dagayo haddii madaxweynaha Somaliland uu isku dayo wadahadal aan lagala tashan lala galo Soomaaliya. “Maanta waxaa weeye, ma dhaceyso wada hadal...
View ArticleXukumadda ayaanu Mucaarad ku nahay ee Horumarka & Qaranimada Mucaarad ku nihin
Xukuumadda ayaanu mucaarad ku nahay ee horumarka iyo qaranimada mucaarad ku nihin.” guddoomiye Xirsi. Waxaan ku faraxsanahay in ceelka shidaalka ee Xoodeed soo gaadhay wakhti la hadal hayo in qodis la...
View ArticleMaxkamada Milateriga Somaliland oo dil toogasho ah ku xukuntay Askari dilay…..
Maxkamadda ciidanka milatariga Somaliland darajadeeda koowaad ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Dable Axmed Cabdi Cabdillaahi oo Arbacadii toddobaadkii hore magaalada Lawyocaddo ku dilay Taliye Khadar...
View ArticleMaayirka Burco Cabdirisaaq Herro oo la doodaya Xildhibaanada ku mucaaridka ah...
Maayirka Burco Cabdirisaaq Herro oo la doodaya Xildhibaanada ku mucaaridka ah ee golaha deegaanka kala tirsan. “Walaaladayda Xildhibaanada ah kama hayo garabkii aan siin lahaa Anoo xildhibaan ah,...
View Article