Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28223

Eedeynta & Maamus ka Xayuubinta Gudoomiye Khaliif Waxay Ka dhigan tahay in la rabo in toos loo Ambabixiyo Rajadii yareed ee laasacanood & dhulbahante laga qabay

$
0
0
“Eedeynta Gudoomiye Khaliif iyo Maamus ka Xayuubinta Xeer ilaalinta iyo Maxkamadaha Sare lasoo dhex Mariyay, Waxay Ka dhigan tahay in la rabo in si toos ah loo Ambabixiyo Rajadii yareed ee laasacanood iyo dhulbahante laga qabay,Waase Hadaanu Idinka Yeelno.
Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Saaxibaday ahna Waxaan usheegayaa, Tan Hadii laina. marsiiyo Nin walboow Filo adna inaad ku xigto oo maalinba mid inaga mid ah horteena lagu cuni doono”
Xil. Axmed Khaliif.
May be an image of 2 people

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28223

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>