Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28259

Guddoomiye C/risaaq Khaliif & Mudaneyaasha kale ee Barlamaanka toona xaq looguma laha inay maxkamadi gal-dacwadeed u furto ka hor inta aan xasaanadda laga qaadin

$
0
0
Gudoomiye Khaliif iyo mudanayaasha kale ba xaq looguma laha in gal-dacwadeed lagu furo iayadoo…
“Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif iyo mudaneyaasha kale ee Golaha Wakiilada toona xaq looguma laha inay maxkamadi gal-dacwadeed u furto ka hor inta aan xasaanadda laga qaadin. Qoraalada aan arkayaana, meelba kumay dalbane, hawshooda ayey iska wataan. Xasaanadda mudaneyaasha midkoodii lagu xadgudbaa waa iyadoo lagu wada xadgudbay oo kale. Mudanaha haybadda qaranka kaalinta saddexaad kaga jirana, warqadahani ma xeerin xataa intii mudanayaasha kale uun uu kala sinnaa. Golahanna, xujo ayaa hor taal…
Su’aashuba waxay tahay: Dastuurkii miyaa la laabay? Magaceenii haddeed halkii Jamhuuriyadda ahayd miyaan ku bedelannaa Boqortooyada? Waa halkii Aadan Siiree, “Ma aqbali karno sharcan wa caqlan!”
W/Q: Xildhibaan Mukhtaar Maydhane.
May be an image of 3 people, newsroom and dais

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28259

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>