Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28255

Guddida Arrimaha Gudaha ee Wakiillada oo u Yeedhay xubinta Komishanka Doirashooyinka

$
0
0

Guddida arrimaha gudaha ee wakiillada oo u Yeedhay xubinta Komishanka Doirashooyinka

Hargeysa(Qaran news)-Guddida arimaha gudaha, nabadgelyda & difaaca ee golaha wakiilada JSL ayaa kulan xog-waraysi ah ugu yeedhay xubinta cusub ee Koomishanka Doorashooyinka qaranka Mudane Siciid Maxamed Cismaan.

Guddidu waxa ay ugu yeedheen xubinta cusub si ay uga gutaan waajibaadkooda Xeerku jideeyay, loona hubiyo shuruudaha ku xusan qodobka 15 Xeer Lr 91/2023.

Xubinta oo uu madaxwaynuhu u soo gudbiyay Golaha Wakiillada si ay waajibkooda dastuuriga ah uga gutaan.

Kulankan oo ka qabsoomay xafiiska guddida ee xarunta golaha wakiilada JSL.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28255

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>