Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28268

Madaxweynaha Somaliland oo ka Qaybgalay Aas Qaran oo lagu sagootiyay Marxuum Abiib Timacad

$
0
0

Madaxweynaha Somaliland oo ka Qaybgalay Aas Qaran oo lagu sagootiyay Marxuum Abiib Timacad


Hargeysa(Qaran news)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ka qayb-galay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Mujaahid Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad) oo ku geeriyooday Dalka Jarmalka balse maanta la keenay laguna aasay Xabaalaha Baqiic ee Hargeysa.

Waxa Aaska Marxuumka ka qaybgalay masuuliyiin kala duwan oo isugu jira Xildhibaano, wasiiro, siyaasiyiin, asxaabta xisbiyada, madax-dhaqameed, aqoonyahano, waxgarad iyo bulshada qaybeheeda kala duwan oodhan.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28268

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>