Hargeisa-(Qaran-news)-Waxaa soo gebegboobay damaashaadkii iyo dabaaldegii xuskii 18 may ee sanadka 2013ka oo si qurux badan loo soo agaasimay, kana qeyb qaateen qeybaha bulshada Somaliland ka kooban tahay inteeda badan.
Halkan ka dawoo qeybo ka mid ah bulshoweyntii ka qeyb qaadanaysay xuska damashaadkii 18 may siiba caasimada Hargeisa.
la soco qeybo kale oo ka mid ah xuska iyo waxyaabihii ku cusbaa sanadkan
Qarannews
Hargeisa