Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Maxamed Cabdiilaahi Omar oo looga yeedhay Nayroobi lana saadaalinaayo in shaqada laga caydhiyo kadib markii uu galay……

$
0
0

Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ah gacanyarahii ololaha Muuse Biixi ayaa dalka isaga baxay kadib markii uu cadaadis xoogan kaga yimid hay’adii uu u shaqaynaayay ee Centre for Humanitarian Dialogue- ee uu fadhigeedu yahay dalka Kiiniya, hay’adani ayaa ku war heshay iyada oo Mohamed Omar uu ku dhex milmay siyaasada xisbiyada Somaliland, gaar ahaan isga oo ku labisan calanka iyo asaatamaha xisbiga Kulmiye isla markaasina ka ololaynaaya magaalooyinka Arabsiyo,Gabiilay,Kalabaydh iyo Hageysa, arintaasi oo sida ay wararku sheegayaan naxdin ku noqotay hay’adii uu u shaqaynayay oo ay wararku sheegayaan in ay ka caagantahay in hawlaha noocaasi ah ay dhex galaan shaqaalahoodu.

Wararka ka imanaaya Nayroobi ayaa sheegaaya in xaalada Maxamed Cumar iyo hay’ada uu u shaqaynayaa ay meel xun marayso una dhawadahay in shaqada laga caydhiyo kadib markii uu jabiyay shuruudiihii shaqada u yaalay, hase ahaatee ilaa hada wax war ahi kama soo baxin xaga ahy’ada Centre for Humanitarian Dialogue- oo uu shaqaale ka yahay iyo isaga toona


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>