WAXA LA YIDHI”DAAROOD MALINBU QABSHO LAHA, MAALINTU NINKA KALIYA AHA AYU QABSHO LAHA””WAAR INA BIIXI MAANTU QABASHO LEYAHAYE MA ISKA QABANA?

Hadaad jamato cadowga
Iyo ruux Ku jiidh neceb
Hadhka kuma jiidaan
Ha Ku daalin jeegan
Ha Ku daalin jeegan
Indho soma jiitaan
Qalbi ka janjeedhe
Hadeynu reer Somaliland nahay dalka Iyo dadka khalad ayeynu ka galney sababto ah dad ino badheedhay oo Ku yidhi jeeganbanu nahay oo wa qori isu dhiib marka aynu eeganeyno miyaney danbi ka gali dadka iyo dalka?maba aha ineyni eegano, ee waxay ahaayd ineynu “dhagley Ku shubno dhan walba ha lagu qade”
Imkana Ku kacay Ku kacay oo hinjiyay haba sugina inta madaxweynaha jeegantu wax so dhoodhobayo ee abàalka celinaayo ha sugina ku kacaay, abwan hadrawi wuxuu yidhi
Nin Ku yidhi sinaan meeyno
Adna buri sateeyntiisa
Ma sagashanba tiisu
Sadka wad wadaagtane
Saxiib adiguba caqlad ledahaye ma jeegantaad mushaharkooda ayaad bixin doonta? cashuurta laga doonaya ama laga qaadaya wa mushaharki lagu naaxinayey jeeganta! adigana lagu naaxinaya Si shan sano ka bacdi aad u lagdantaan isagoo cashuurtaadi Ku naaxay naxaay oo karey! hadaan mudo kordhinba lo sameeynba.
Ma ogtahay jeeganta in dadka intiisa kale afar laab ka badan yihin? ma ogtahay jeegantu iney tahay dadka ugu tirada yar somaaliland? ma ogtahay jeeganta in lo sameyay fuleynimo? ma taqaana iney reer qudha ka baqayan oo Somaliland ka mida? Ma ogtahay hadanad reerka aheeyn in aaney waxba isaga ka tirineyn? Oo ay reerkaas oo. Qudha ka baqayan dalkaba.
Nin caraba oo tukaan haysta aya tuugi damceen sidey u xadi lahayeen dabadeed intey so hot istagen ayey tuugti yidhahdeen Biley bil khaayr,Si carabku u so baxo oo bisha u eego qaarna u dabo maran tukaankii, lakin carabkii tukaankisii kamu so bixin isago dhex jooga ayu ugu jawaabey bishuba horteyda wey iman, waxaan uga socda hadaad hadalkeyga qadan weydan bishuba hortina wey iman.
Ugu danbeeynti anigu waxaan qaadaya heesti ala ya raxmuye
Maxamed mooge liban.
Abidkeyba wan jirey
Jab intu dhacaaye
Waban joogey dunide
Wixiii rag jiiteee
Jilaalku ima karo
Iyo jidin cadaadkuye
Ma jilcamo ma jiifsado
Mana jidhidhicoode
So jiidh wanaga
jeeniga Ku so qaadama
Ama ooda so jabi
Dhaaxan ball u jooge.
Ilahay aya Mahad iska leh
By.Khadar Kaariye