Quantcast
Channel: Qaran News
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live

Somaliland ama Jeegaan.

Dawladda Muuse ee la sugayaa waxay ka dhigantahay Somaliland oo gacanta muuse ku burburtay ama kaga baxday is-tuhun, isnac, xil-fatan wkhti dheer qaatay, caddaalad-darro soo jirtay todoba sano iyo kale...

View Article


Mid ka mid ah dadkii lagu dilay mudaharaadkii todobaadkii hore ka dhacay...

ILA WADAAG DAREEN Marxuumad Deeqa Cabdillaahi Jaamac waxay ahayd gabadh da’deeda laygu sheegay ilaa 30 jir. Waxay Caano ku iibin jirtay Masjid Jaamaca Hargaysa hortiisa, waxaanay kala soo bixi jirtay...

View Article


Daawo:Hotel Cusub oo haddana Casriya oo laga furay Hargeisa,Adeegyadu...

Hotel Cusub oo haddana Casriya oo laga furay Hargeisa,Adeegyadu qabto+Xildhibaan Maalgeliyey  

View Article

Col.Muuse Biixi oo digniin u qadimay Qurbajooga Isbahaysiga Beelaha...

View Article

Taariikh Kaydsan:Hanjabadihii & Duufaanadii u sahlay Col.Muuse Biixi in...

Taariikh Kaydsan:Hanjabadihii & Duufaanadii sahlay in Col.Muuse Biixi Kursiga Madaxtooyada looga durko

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxa La yidhi Daarood Maalin buu qabasha lahaa ,Maalintii uu Ninka keliya...

WAXA LA YIDHI”DAAROOD MALINBU QABSHO LAHA, MAALINTU NINKA KALIYA AHA AYU QABSHO LAHA””WAAR INA BIIXI  MAANTU QABASHO LEYAHAYE MA ISKA QABANA?   Hadaad jamato cadowga Iyo ruux Ku jiidh neceb Hadhka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawlad noocee ah ayaa Madaxweyne Muse Bixi laga filayaa in uu soo dhiso?

Dawlad noocee ah ayaa Madaxweyne Muse Bixi laga filayaa in uu soo dhiso? Qore Ahmedweli Goth   Madaxweyne Muse Bixi marka uu kursiga ku fadhiisto, waxa laga filayaa in uu wasaarad kasta iyo hay’ad...

View Article

Xildhibaan Nacnac oo ku hanjabay inaan Barlamaanku Gebi ahaanba ansixin...

View Article


Aqoonyahan Cadeeyay in Taladii Somaliland & Sharcigiiba Loo Bedelay...

View Article


International Trade Centre Joined Forces with ATIGS 2018

PRESS RELEASE ATIGS 2018 and the Sustainable Development Goals WASHINGTON D.C., United States of America, November 27, 2017/ — GAA Exhibitions & Conferences, organizers of ATIGS 2018...

View Article

Amar sare oo lagu soo rogay dhismayaal uu faasaxay Cali Mareexaan Lana...

View Article

Warbixin:Hotelka lagu raaxeysto Ritz Carlton ee Boqortooyada Sacuudigu ku...

View Article

Talooyin Muhiima oo Sheekhul-beledka Boorama Warbaahinta u mariyey Col.Muuse...

View Article


AfDB Launches Youth Advisory Group to Create 25 Million Jobs

PRESS RELEASE The Jobs for Youth in Africa initiative aims at creating 25 million jobs and impacting 50 million youth over the next ten years by equipping them with the right skills to get decent and...

View Article

Khudbad Col.Muuse Biixi u jeediyey Qeybo ka mida Xisbigiisa Kulmiye

View Article


Siyaasi Shuruud adag ku xidhay Hambalyeynta Muuse Biixi

View Article

Xukumada Kulmiye oo Go’aano & Amaawiir ad-adag ku soo rogtay Bangiyada...

View Article


Daawo madax dhaqameed taageeray shirka lagaga dhawaaqay Ceerigaabo

View Article

Afar qodob ayaa horyaala in uu wax ka qabto madaxweynaha cusub ee Somaliland

4. QODOB AYAA HORYAALLA INUU WAX KA QABTO MADAXWEYNAHA CUSUB EE SOMALILAND. Saddexiyo tobanka November waxaay ahayd maalin taariikhi u ah shacabka Somaliland.in ka badan 700,000 todobo boqol oo kun oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Odinga oo shaaciyey in loo dhaarin doono xilka madaxweynaha Kenya+Taariikhda...

Odinga oo shaaciyey in loo dhaarin doono xilka madaxweynaha Kenya+Taariikhda la dhaarin doono Hogaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa u sheegay dad taageerayaashiisa ah oo isu soo baxay in uu...

View Article
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>