Warqad Furan oo ku Socota Madaxweynaha la Doortay Muddane Muse Biixi Cabdi
Marka hore waan ku soo dhoweynayaa, waxan kugu ducaynayaa in aad noqoto madxweyne ummada reer Somaliland oo dhan ay u simantahay, (kii mucaard ahaa iyo kii muxaafida ahaaba), Eebe waxaan ku weydiinaya...
View ArticleGudidii If & Aakhiro aan u bixiyey,qaranimadii Somaliland waxay dhigtay….
GUDIDII (IF IYO AAKHIRO) AAN U BIXIYAY: QARANNIMADII SOMALILAND WAXAY DHIGTAY: DHAAR-JABIN IYO DHUUNI-RAAC DHEXDOOD !!!!!!!!!!!!!!! SALAAN AAD U QAALIYA KA DIB, DHAARTA KITAABKA MUNASALKA AH,...
View ArticleMaxaa horyaala madaxweynaha la doortay Col.Muuse Biixi Cabdi?
Maxaa horyaala madaxweynaha la doortay? Madaxweynaha la doortay waxa horyaala inuu ka jawaabo su’aalahan muddada uu xilka hayo: 1. Kulmiye ma kii horaa mise waa mid ka duwan? 2. Hagbada gacantan yaa...
View ArticleMaamulka Puntland oo Magalaada Hadaaftimo ee Gobolka Sanaag (Somaliland)...
Maamulka Puntland oo Magalaada Hadaaftimo ee Gobolka Sanaag (Somaliland) dhagax dhigay Saldhig Boolis+Sawirro Agaasimaha Warfaafinta, Wacyi-gelinta, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada dawladda...
View ArticleNorway: Wiil soomaaliya oo meydkiisa laga helay war (Haro) ku taal magaalada...
Norway: Wiil soomaaliya oo meydkiisa laga helay war (Haro) ku taal magaalada Askim Booliska dalka Norway ayaa faah-faahin ka bixiyay meyd ay ka heleen war (Haro) ku taal magaalada Askim ee duleedka...
View ArticleDoorashooyinkii madaxtooyada ee Somaliland hore uga soo qabsoomay iyo side...
1- Doorashadii shirbeeleedka ee Boorama ka dhacday sanadkii 1993 waxaa is soo sharaxay – Mahamed haji ibrahim Cigaal, Abdirahman Aw Ali tuur ( AHN), Omar Carte Qaalib iyo Ahmed Mohamed Halac waxaana...
View ArticleSideed Ku dhisi Kartaa Naftaada 10 Steps
Waan idin Salaamay Dahamaantiinba Akhristow Meelkasta aad joogtaanba. Inta aan maqaalkan bilaabin Kahor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinka iftiimiyo Waxa igu kalifay in aan ka faaloodo arintan...
View ArticleSeylac & Jaziiradda Sacaadadiin
Seylac Seylac waa magaalo leh taariikh gabowday oo ilaa qarniyo hore la dagenaa, haatana waa magaalo madaxda gobolka Salal. Waxey dhacdaa Waqooyi Galbeed Soomaliland, Waa magaalo ay baddu kaga...
View ArticleIla wadaag dareen naxdin leh: Nolosheedii waxa Soo afjaray xukumadda Siilaanyo
ILA WADAAG DAREEN. Amaal Cabdillaahi Cumar Yare waxay ahayd sida jaarkeedu ii sheegeen Gabadh yar oo da’deedu tahay ilaa 17 sanno jir. Waxay Qoyskeedu weligoodba deganaayeen Xaafada New Hargaysa oo...
View ArticleSannaad-guurada Koowaad ee Dib u Curashadaa Jeeggaanta 27/11/2016-kii …...
Sannaad-guurada Koowaad ee Dib u Curashadaa Jeeggaanta 27/11/2016-kii … Dawlad aan u Kala-hadhin Mahdab ku Dhisan laba Deegaan… Hargeysa(Qaran-news)-Marka la isku daro Intijaha Siyaasadeed ee u ku...
View ArticleHaddii aan reer Qudha u Dhiibo ma raali-gelin Karayo, Waanay i Sugaysaa Berri...
Hargeysa(Qaran-news)-Madaxweynaha cusub ee ku guulaystay doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee qabsoontay badhtamihii bishan November 2017, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo mahadnaq ah...
View ArticleBoobe Yusuf Ducaale oo taageerey in dalka laga hirgeliyo Dictatorship, hiil...
Boobe Yusuf Ducaale oo taageerey in dalka laga hirgeliyo Dictatorship, hiil cadna isla barbar istaagey inaadeerkii Muuse Biixi Cabdi- Boobe oo dafirsan xaalada cakiran ee dalku ku jiro una dhaqmaya...
View ArticleKulmiye: Markaan Cimmaamada iska Qaado ayaad i garan doontaan
Markaan Cimmaamada iska Qaado ayaad i garan doontaan Xajaaj Binu Yusuf ayaa dawladii Umawiyiintu usoo dirtay Kuufa (Ciraaq) markii ay mucaarad ku noqdeen maamulkoodii. Wuxuu wajiga iyo madax ku soo...
View ArticleIt was a week ago or so when Somaliland presidential election was held...
Somaliland citizens did their job, the NEC did their job, the ruling party did their job, and the police and army forces did their job. But there was something wrong with the manner in which the...
View ArticleGeeddi-Socodka Hannaanka Somaaliland, Xaggee Hayaanku Uu Foolka Ku Hayaa?
Qaybta 1aad: Somaaliland oo Afrika U dhigtay Tubta Dimuqraadiyadda (Milgaha Doorashadii 13kii November) Qalinkii Xassan Cumar Hoorri si Afrika uga dheegato tubta dimuqraadiyadda iyo hannaanka...
View ArticleGudoomiyenimada Kulmiye oo dhowaan ka shaacin doono.
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo ayaamahanba uu saarnaa cadaadis kaga imanaya qaybaha kala duwan EE bulshada maadaama la FILAYO INUU dhowaan SOO dhiso xukuumad ayaa waxa iyaduna barbar socota cadaadis...
View Article