Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

War degdega: Mid ka mida Aqalada Wasiirka Madaxtooyadu ka degan yahay Hargeysa oo gubanaaya+Sawirro

$
0
0

Aqalka uu deganyahay wasiirka madaxtooyada Somaliland mudane Maxamuud Xaashi ayaa goordhawayd uu dab qabsaday, aqalkaasi oo aan ka dheerayn aqalka uu hada deganyahay madaxweyne Siilaanyo ayaa holcaaya Isla markaasina lala tacaalayaa in la bakhtiiyo.

 

Ma cada ilaa hada waxa dabkaasi kiciyay hase ahaatee wararka ayaa sheegaayo in gurigaasi ay dabka qabadsiisay afada wasiirka kadib markii uu khilaaf Soo kala dhex galay wasiirka iyo minyarada.

 

Halkan ka daawo Muqaalka Guriga &…


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>