Quantcast
Channel: Qaran News
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live

Baashe Morgan Oo Markii Uu Ka Quustay In Wasiir Loo Magacaabo Bilaabay Inuu...

Hargeys,(Qaran news)-Baasha Cawil oo ku magacdheer Baashe Morgan ayaa ka dib markii ay fashilantay waasdo uu ugu jiray in lagu soo daro xukuumadda cusub ee uu magacaabi doono madaxweynaha Somaliland ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiye Ciro Oo Safar Ugu Baxay dalka Debadiisa+Dalkuu Tagay+Ujeedada...

 Gudoomiye Ciro Oo Safar Ugu Baxay dalka Debadiisa+Dalkuu Tagay+Ujeedada Safarkiisa . Murrashaxii xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” ayaa tan iyo intii lagu...

View Article


Mujaahid ku hanjabay inuu xoog ku qaadanayo Beero Mayorka Berbera ku leeyahay...

View Article

Talo ku socota Madaxweynaha la doortay Kornayl Muuse Biixi

Mudane madaxweyne ama madaxweyne somaliland baad noqon ama madaxweyne beeleed. Waxay dhamaqan dadweynaha reer somaliland indha ku hayaan dawladada sida aad usoo dhisto, waana murayada iyo sawirka ugu...

View Article

Daawo Wadooyinkii Burco Oo Ay iibinayaan Gafanayaashii Siilaanyo Maayir...

View Article


Cali Khaliif oo ka hadlay Kulamo dhexmaray Muuse Biixi & Waxyaabahay isla...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirka Todobaadka:Hargeysa

Hargeysa:Sawirka Todobaadka+Caruurta u codeysay Madaxweynaha la doortay Kornayl Muuse Biixi  

View Article

Reer Awdal oo sida Fiinta uga qayliyey Aargoosi siyaasadeed oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War degdega: Mid ka mida Aqalada Wasiirka Madaxtooyadu ka degan yahay...

Aqalka uu deganyahay wasiirka madaxtooyada Somaliland mudane Maxamuud Xaashi ayaa goordhawayd uu dab qabsaday, aqalkaasi oo aan ka dheerayn aqalka uu hada deganyahay madaxweyne Siilaanyo ayaa holcaaya...

View Article


Saleebaan Gaal oo duray heshiiska Khaatumo & Somaliland kala saxeexdeen

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khilaaf Curdan-dhadhiyey Shaqadii Dawladda Hoose Ee Burco Oo Xaraaradiisu...

Khilaaf Curdan-dhadhiyey Shaqadii Dawladda Hoose Ee Burco Oo Xaraaradiisu Xidigaha U Baxdey Iyo Bulshada Burco Oo Madaxweynaha La Doortay U Soo Jeediyey In La Kala Dirro Khilaaf saldhigan la ayaa ka...

View Article

Daawo:Mid ka mida Aqalada uu Hargeysa ku leeyahay Wasiirka Madaxtooyada oo...

 

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fadeexad weyn:Xukumada Kulmiye oo durbaba bilowday Xagxagashada Hayadaha...

  Fadeexad weyn:Xukumada Kulmiye oo durbaba bilowday Xagxagashada Hayadaha Samafalka+4 Baabuur oo Hayada UNDP leedahay oo ay Xanibtay +Wasiir quudaraynaya in Mid la siiyo Hargeisa-(Qaran-news)-Sida...

View Article


Haldoorka & Labeenta Togdheer &Saaxil oo luuqad adag kula hadlay Madaxweynaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynahii hore ee dalka Yemen Cali Cabdalle Saalax oo ay Xuutiyiintu...

  Sana,(Qaran-news)-Waxa warar iska soo daba dhacayaa ay xaqiijinayaa in la khaarajiyay madaxweynahihii hore ee dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax, dilka Cali Cabdalle Saalax ayaa waxa sheegtay in...

View Article


Afar qolo dadka iyo dalka ha laga qabto!

Afar qolo dadka iyo dalka ha laga qabto! Danbiile waxa ugu xun mid daacad la moodo oo dulmiga difaaca. Dalkeena intii ugu doorka Rooneyd ayaa dooxato noqotay oo midada daabka haysata. Dalka iyo dadku...

View Article

Abdisalaan Hereeri oo Wareysi la yeeshay Mustafa Martin iyagoo ka hadlay...

View Article


Mucjiso:Caruur ku dhalatay Bilaa diir ama bilaa dub (Maqaar)

View Article

Faadumo siciid oo si adag ula hadashay Madaxweynaha la doortay Kornayl Muuse...

View Article

Gubashadda Guriga Wasiirka Madaxtooyadda Iyo Sababtii Dabka Dhalisay oo...

Gubashadda Guriga Wasiirka Madaxtooyadda Iyo Sababtii Dabka Dhalisay oo Xiiso-yeelatay Hargeysa(Qaran news)-Guriga Magaaladda Hargeysa uu ka degen yahay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland...

View Article
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>