Madaxweynaha Somaliland ee xilka wareejinaya Axmed Siilaanyo ayaa wasiirkiisii Hawlaha Guud ee Cali Mareexaan ka daba diray lacag malaayiin doolar oo waabarigii doraad ay wasiirkii Maaliyadda Samsam iyo xoghayahii madaxweynaha Cali Hindi ka qaadeen guriga Siilaanyo ee xaafadda State House ka ee Hargeysa iyadoo uu Mr Siilaanyo shallay uun ogaaday in lacagtaasi oo aheyd mid... Read more »
↧