Ash-khaasta Aqoontooda & Damiirkoodu liito ee Horn-cable TV Weriyayaal ahaan...
Tolo kani weligii isguul ma tegay mise…… Aadan Cabdi Ciidle Wajiayatii dulmiga iyo shirkadahiii dhagarta Waxaa bushan aankujiro ihasoo soigaadhay TV ga HCTV oo aan sagaal sanadood oogaw ah...
View ArticleWasiir Samsam Iyo Cali Hindi Oo Shalay Kantroolka Lowyacaddo Uga Gudbay...
Lowyacaddo, (Qaran-news)-Wasiirkaii Maaliyadda ee madaxweyne Siilaanyo Samsam Cabdi Aadan iyo Xoghayihii gaarka ahaa ee madaxweynaha Cali Hindi ayaa shalay kantroolka Lowyocaddo u dhaafay dhinaca...
View ArticleSomaliland: Mid Ka mid ah caruurtii loogu wanqalay madaxweynaha jeegaanta
ILA WADAAG DAREEN NAXDIN LEH. Axmed Timir Xirsi Maygaag wuxuu ahaa wiil dhalinyaro ah oo da’diisu ahayd 19 sanno jir. Waxaa isaga iyo dhalinyaro kale ay Mudaharaad isugu soo baxeen Magaalada Burco...
View ArticleYuusuf Shaacir oo ay la marayso halkii Muuse Galaal. Tusaalayn iyo talo....
Qabyaaladii iyo xeeladii Raage Ugaas ” aabaha maansada soomaaliyeed” loogu caleemo daaray. Hadaan intaas kaga baxo aqoon darada Yuusuf Shaacir ka haysata suugaanyahanadii qarnigii 19aad ( 1800dii),...
View ArticleFadeexad Musuqmaasuqa Ee Durtaba Ku Qarqarxaya Baashe Morgan Iyo Dawladda...
Fadeexad Musuqmaasuqa Ee Durtaba Ku Qarqarxaya Baashe Morgan Iyo Dawladda Imaaraatka Oo Ka Ashkatootay Wax-Isdaba-Marintiisa Baashe Morgan oo ah wiilka uu sodoga u yahay madaxweyne Siiraanyo ayaa...
View ArticleCali Mareexaan Oo Siiraanyo Ka Daba Diray Samsam Iyo Cali Hindi Si loo Soo...
Madaxweynaha Somaliland ee xilka wareejinaya Axmed Siilaanyo ayaa wasiirkiisii Hawlaha Guud ee Cali Mareexaan ka daba diray lacag malaayiin doolar oo waabarigii doraad ay wasiirkii Maaliyadda Samsam...
View ArticleSawirka Todobaadka,Tanaa tii Hore ka daran!!!.
Sawirka Todobaadka:Faallo ma leh Shalay sidan:- Maantana sidan:-
View ArticleMaktabada Qaranka Siilaanyo Milgo-beel Qaranimo Iyo Maamuus-Yari Madaxwayne
Maktabada Qaranka Siilaanyo Milgo-beel Qaranimo Iyo Maamuus-Yari Madaxwayne ( ABDISHAKUR GANDE ) ++++++++++++++++++++++++++++++++++++++ MAALIN QARAN OO AH MADAXWAYNE DOORTAY MADAXWAYNIHII BADALILAHAA...
View ArticleMaxaan wax kasta indho qabiil ugu eegnaa
Fadliga dhalashadii Nebiga(NNKH) awgeed, waxa aan hawada idiin soo marinayaa salaan gacaltoonyo. Bariido kaddib waxa aan halkan idinkula wadaagi doonaa qodobbo aan u arkay in ay sabab u yihiin in aan...
View Article