Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Liiska Xisbiyahanadii isbedel-doonka Kulmiye ugu tunka waaweynaa ee ka maquurtay Xafladii Caleemosaarka Madaxweyne Kornayl Muuse Biixi Cabdi+Sababaha lagu xidhiidhiyey Maqnaanshahooda

$
0
0

Liiska Xisbiyahanadii isbedel-doonka Kulmiye ugu tunka waaweynaa ee ka maquurtay Xafladii Caleemosaarka Madaxweyne Kornayl Muuse Biixi Cabdi+Sababaha lagu xidhiidhiyey Maqnaanshahooda

 

1-Prof.Axmed Ismaaciil Samatar oo qawaday xilka loo qoondeeyay ama lagu fuudhiyey ee Wasiirka Qorsheynta balse quudaraynaayey jagada wasiirka Arimaha debeda,Ha yeeshee Mus-danbeedka Jeegaantu isku qanciyeen inaan Xilkaa lagu aamini karin,tuhuno jira & Beeshu ka soo jeedo awgeed.

2-Jamaal Cali Xuseen oo ku soo bixi waayey Jagada Gudoomiyaha Baanka Somaliland oo uu qoondaystay

3-Maxamed Cali Bile oo waayey Xilka uu naawileeyay ee…..

la soco liiska oo faahfaahsan Goor dhaw


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>