Hambalyo Meher
1. Hooyo Deeq Abdillahi Jama oo joogta Hargaisa, Sld,
2. Ahmed Diria Liban iyo xaaskiisa oo jooga dalka Danmark,
3. Kayse Diria Liban iyo xaaskiisa oo jooga dalka U.K,
4. Isse Digale Ali iyo xaaskiisa Amina Diria Liban oo jooga dalka U.K,
5. Mohamed Nur Abdillahi (Good) iyo Xaaskiisa Safia Diria Liban oo jooga Hargaisa, Sld,
6. Mustafe Xiis abdi iyo xaaskiisa Layla Diria Liban oo jooga Hargeisa, Sld,
Waxay hanbalyo, farxad iyo bogaadin u dirayaan, Mudane: Abdillahi Diria Liban & Marwo: Munira Abdo Mahamud, oo meherkoodu ka dhacay 23 August 2013 huteelka Ambassador ee magaalada Hargeisa.
Waxa aannu Ilaahay uga baryaynaa, inay noqdaan labadii isku waara, ku wada noolaada nolol bashbash iyo barwaaqo leh, ubad khayr qabana kala hela.
Ahmed Diria Liban
Copenhagen – Danmark
Dhamaan shaqaalaha iyo hawl wadeenada shabakada caalamiga ah ee Qarannews, oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dabadiisba waxa ay hambalyo taas la mid ah oo aan la soo koobi karin u dirayaan.
Mudanne Abdillahi Diria Liban iyo Marwo Munira Abdo Mahamud, oo meherkoodu ka dhacay maanta oo ay bishu tahay 23 August 2013 Huteel-ka Ambassador ee Caasimada Somaliland ee Hargeisa.