Wararkii ugu danbeeyay ee colaadii maanta ka dhacday deegaanka God’hiili ee...
Ceel-afweyn,(Qaran news)-Waxa degan xaalada deegaankii ay maanta dirirtu ku dhex martay xubno ka soo kala jeeda beelaha Sacad Yoonis iyo Reer Iidle oo wada dega goobtaasi ay colaadu ka dhacday maanta...
View ArticleWar degdeg ah: Alle ha u naxaraiistee waxaa la helay meydii Suldaan Barre...
Gal-Xidigaale-(Qaran-news)-Waxaa isla daqiiqado ka hor la helay meydkii alla ha u naxariistee Suldaan Barre Shire Warsame oo Xalay dooxa Dacar-budhuq qaadey, isagoo xubin ka haa Ergo salaadiina oo ku...
View ArticleDharaaro Xusuustood Qaybta 5aad – Prof. Gees
Dharaaro Xusuustood Qaybta 5aad – Prof. Gees Xasanow xoolo dhaqasho iyo markaad xilli ka weynaatid Saw dharaaro tegay xusuustood dib uma soo gocatid Prof. Maxamed Siciid Gees – Hargeysa 12-kii...
View ArticleBoga Tacsida ee marxuum Suldaan Bare Warsame Shire halkani ka akhriso
إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ “وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ...
View ArticleAjaanibka Somaliland Ku Nool Oo Mahadiyey Shaqooyin Ay Ka Han-Waynyihiin Qaar...
Hargeysa,(Qaran news) – Bulshada Somaliland inta shaqayn karta oo badanaa cabasho ka muujiya shaqo la’aan baahsan oo guud ahaan dalka ka jirta, ayaa qaar badan oo Muruq iyo Aqoon ay ku xoogsadaan lihi...
View ArticleXogo Fashilinaya Hanashadii Kursiga Wasiir Cukuse Iyo Heshiisyada Qarsoon Ee...
Xogo Fashilinaya Hanashadii Kursiga Wasiir Cukuse Iyo Heshiisyada Qarsoon Ee Ka Dhexeeya Wasiirka Iyo Guddoomaiyaha “Solja”. Sida laga war qabo waxaa bilaabmay qorshayaal iyo dibin-daabyooyin ka dhan...
View ArticleSuldaan Bare Warsame oo aas qaran loo sameeyay iyo madaxweyne Siilaanyo iyo...
Hargysa,(Qaran news)- Waxa si hee qaran ah maanta salaadiii casar kadib loo aasay Suldaan Bare Warsame Shire oo ka mid ahaa salaadiinta Somaliland gaarahaan gobolka Hargysa, suldaan Bare ayaa waxa...
View ArticleUrurka Qorayaasha Caalamiga ah ayaa si kulul u Canbaareeyey Xukunka Lagu...
Ururka qorayaasha caalamiga ah ee marka magacooyada la soo gaabiyo la yidhaahdo international writers association ( IWA( ,ayaa si ba’an u cabaareeyey xukunka sharcidarada ah ee maxakada gobolka maroodi...
View ArticleKulmiye waxa uu ku fashilmay dawlad kooban oo tayo leh!!!
Waxaa dhawaan madaxwaynaha Somaliland magacaabay raxan wasiiro, Wasiir ku-xigeeno iyo Lataliyaalba iskugu jira . Waxaa xusid mudan in madaxwaynaha talada hayaa markii uu ololaha ku jiray umadda u...
View ArticleCeebta Maadaarka Hargeysi Waa Mid Dul Fadhida Madaxweynaha
WAxuu yidhi halyahey amba gooji amba ha goojin geela gugan dhalaayaan kugu tiriya. Madaxweyne iyadoo ceeb iyo wanaaga dalka ka dhaca dhammaan dushada yahay, ayuu kani si gaar ah kuu saaran yahay.Waxa...
View ArticleBaaq nabadeed iyo Tacsi
Salaanta islaamka kadib waxaan halkan tacsi ugu soo gudbinayaa dhamaan eheladii ay ka geeriyoodeen ragii ku dhintay deegaanka Gowsaweyne, waxaan ugu baaqayaa in ay illaahay ka baqaan oo ay xaalada ku...
View ArticleHargeysa: Dadweyne Cabasho la Hor-tegay Wasaarada Caafimaadka
Hargeysa(Qaran news)-Qaar ka mid ah Dadweynaha Dan-yarta ah ee ku dhaqan Magaalada Hargeysa, ayaa Shalay cabasho la hor-tegay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, taasoo ay kaga dalbanayeen in loo dhiso...
View ArticleLaba-Aan Is-qaban: Dardaarankii RAYAALE Iyo Duruufaha Maanta Qaybtii 8aad
Xukuumadii xigtay ee uu Madaxda ka ahaa Md. Daahir Rayaale Kaahin, oo runtii iyadu aan ku iman hanaanka kala-wareegga Doorashada, hase yeeshee, dhalatay kadib markii uu geeriyooday Madaxweynihii markaa...
View ArticleSiilaanyo Wuxuu Ergadii Gawsa-weyne Ku Daray Wasiir Madaarkii Uu Malaayiinka...
Soomaalidu ninka ay Adhiga Kala Quusato Ayay Geela U Dirtaa,Sirnaanyo-na Wuxuu Ergadii Gawsa-weyne Ku Daray Wasiir Madaarkii Uu Malaayiinka Doolar Ku Qaatay Loo La’yahay Dayaarada Fadhiista. Maah maah...
View ArticleBaaq taageero ah oo ku socda shirka ka socda Agabar
Hadaanu nahay ururka kulan Golobale ee ay ku midoobeen qurba jooga ciise muuse, waxaanu taageero mugleh u diraynaa shirka Agabar ee beesha sacad muuse uga qabsoomay aanu leenahay hambalyo hambalyo....
View ArticleThe Vision, the Courage and the Deeds of Some Notable Women of Somaliland...
I was watching an occasion in this week, whereby the American secretary of state was honouring a noble award for Somali women that is employed and engaged on social development programmes in Somalia,...
View ArticleXildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire oo kulan balaadhan la yeeshay jaaliyadda...
XIDHIBAAN NAASIR XAAJI CALI OO KULAN BALLAADH LA YEESHAY JAALIYADDA STOCKHOLM: Waxaa shalay magaalo madaxda dalka Sweden ee Stockholm ka dhacay kulan ballaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay, uu...
View ArticleHambalyo Meher Oo Ku Socota Mudane Abdillahi Diria Liban iyo Marwo Munira...
Hambalyo Meher 1. Hooyo Deeq Abdillahi Jama oo joogta Hargaisa, Sld, 2. Ahmed Diria Liban iyo xaaskiisa oo jooga dalka Danmark, 3. Kayse Diria Liban iyo xaaskiisa oo jooga dalka U.K, 4. Isse Digale Ali...
View ArticleHambalyo Meher Oo Ku Socota Mudane Abdillahi Diria Liban iyo Marwo Munira...
Hambalyo Meher 1. Hooyo Deeq Abdillahi Jama oo joogta Hargaisa, Sld, 2. Ahmed Diria Liban iyo xaaskiisa oo jooga dalka Danmark, 3. Kayse Diria Liban iyo xaaskiisa oo jooga dalka U.K, 4. Isse Digale Ali...
View ArticleWarsaxaafadeed ay soo saareen xisbiga UCID
JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة REF/UCID /22 /8/2013 Warsaxaafadeed UjEEDO/WAR BEEN ABUUR AH Aniga oo...
View Article