Caynaan fardood laguma karo caalin taw yidhi: “Dhaaxaad ladnaydood,sidaad aar...
“Dhaaxaad ladnaydood, sidaad aar libaax tahay, talaabada ladhadheysey, waadiganse liitee, leexadu ku sidatee hadba laan cuskanayee, liibaanteed adduunyada, ruuxna laasan maayee, maxaa luray naftaadii.”...
View ArticleKhliaaf ba’an iyo Guux ka dhex istaadhmay wasiirada Madaxtooyada iyo...
Khliaaf ba’an iyo Guux ka dhex istaadhmay wasiirada Madaxtooyada iyo Ganacsiga Somaliland +Halka sartu ka qudhuntay!. Hargeisa- (Qaran-news)- Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Cali X Xasan iyo Wasiirka...
View ArticleSheeko Qosol Badan oo Siilaanyo Ku dhacday !!!
Sheeko Qosol Badan oo Siilaanyo Ku dhacday !!! Marka hore Waxaan Salamayaa dhamaan Hawlwadeenada Qarannews.com oo ah websiteyada kuwa af Somaliga ku qorma ka Ugu Horeeaya, waxaa iyaguna sharaf mudan...
View ArticleHemish Wilson oo ka war bixiyay dhibaatooyinkii ay qaxootigii Somaliland la...
Hargeysa (Qaran news)- Hemish Wilson oo u dhashay dalka Britain, isla markaana aad u bartay dhaqanka iyo nolosha dadka reer guuraaga Soomaalidu siday u nool yihiin, noloshooda, siday Geella u...
View ArticleJawaab: Ninka Duur Xulka Ku Yidhi: ‘Rag Waaweyn Oo Mimbarada Fadhiya Ayaa…..’
Haaraanka iyo faanku waa hibo aadamaha badhkood Ribi ku manaysto, waa hanti baadia ah oo nin waliba inta waadaantiisu qaado ayuu hijiyaa; xisaabtana haba yaraatee malaha maba laha. Bal hadda wasiirkan...
View ArticleShirkadda ABCO Oo Qaybo Cusub Ku Kordhisay Hotel Ay Hore Uga Hirgalisay...
Burco,(Qaran news)-Shirkadda Ganacsiga ee Abco ayaa qaybo cusub ku kordhisay Hotel Casri ah oo ay hore ugu hirgalisay magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer ,kuwaasi oo markii hore ka dhinaa...
View ArticleHalkani ka daawo Qaybtii 3′aad ee xildhibaankii ka baxay xisbiga Kulmiye ee...
London,(Qaran news)-Waxa aad xagan hoose ka daawataa ama dhegaysataa xafladii doraad xisbiga Wadani ay ku soo dhweeyeen garyaqaan xildhibaan Ibrahim Jama Ali Rayte, oo ka baxay xisbi xaakimka talada...
View ArticlePress release: Social Media campaign urges UK public to mark Day of the...
· Avatars can be downloaded for use of Twitter, Facebook and other social media · British Red Cross announces winners of literary competition · Charity to display giant postcards at shops around the UK...
View ArticleBadhasaabka Togdheer Iyo Qaar Ka Mid Ah Wakiilada Bahda warbaahinta Gobolka...
Badhasaabka Togdheer Iyo Qaar Ka Mid Ah Wakiilada Bahda warbaahinta Gobolka Oo Fooda Is Daray. Burco-(Qaran-news)-Badhasaabka gobolka Togdheer Axmed Cumar X. Cabdilaahi Xamarji ayaa Kulan Qado sharaf...
View ArticleSacad Muusow laguma heshiiyo nin meel fadhiya halaga qaado,Midnimadu waa...
Sacad Muusow laguma heshiiyo nin meel fadhiya halaga qaado,Midnimadu waa halays barbar taago Horta aan hanbalyo u gudbiyo shirka beesha Sacad Muuse ee qabsoomidiisa shakiga badani ku jiray,...
View ArticleMaxkamad Mise Makhaayad Nin Leeyahay: Ilaa maalintii Siilaanyo la wareegay...
Ilaa maalintii Siilaanyo la wareegay taladii dalka waxaa baaba’ay Cadaaladii iyo garsoorkii dalka ,waxaa la iska tuuray Dastuurkii qaranka waxaa la laabay dhamaan shuruucdii dalka, waxaa wadanku qaaday...
View ArticleXukumada Siilanyo oo shirka Beesha Sacad Muuse Malaayiin Lacag ah ku kharash...
Xukumada Siilanyo oo shirka Beesha Sacad Muuse Malaayiin Lacag ah ku kharash garaysay iyo Ujeedada ka danbaysa Ugu horeyn waxaan salaamayaa dhamaanba bahda saxaafada somaliland waad salaamantahiin....
View ArticleHoos u dhaca maamulka Somaliland maxaa u xal ah?
HOOS U DHACA MAMULKA SOMALILAND MAXAA U XAL AH. Somaliland oo hoose u dhaca wayn ku yimid xaga maamul wanaaga intii uu Kulmiye yimid yaa ka masuul ah. Sidee se loo dabaqabatayn karaa? Sida aynu la...
View ArticleWasiirka Arimaha Dibada Oo Sheegay Inay Midowga Yurub Ku Qanciyeen In...
Hargeysa (Qaran news) – Wasiirka wasaaradda arimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa shirkiisii jaraa’id ee u horeeyay ku faahfaahiyey waxyaabaha u qabsoomay mudada uu xilka hayo,...
View ArticleWar degdeg ah. Xukumada Siilanyo oo Guryahooda kala baxday Ganacsato iyo...
War degdeg ah. Xukumada Siilanyo oo Guryahooda kala baxday Ganacsato iyo Culimo caan ka ah Burco iyo halka la geeyay!.. Burco-(Qaran-news)-Ciidamadda RRU-da iyo SPU-da oo is-garabsanaya ayaa Saaka...
View ArticleYaa ka masuul ah Dayaca iyo daranyada ka muuqata caasimada Hargiesa Maanta!
Yaa ka msuul ah Dayaca iyo daranyada ka muuqata caasimada Hargiesa Maanta,jawaabta halkan ka daalaco. Caasimaduhu waa bilicda iyo bidhaanta qaranka,waa muraayada laga dhex daawado hormarka wuu dalku ku...
View ArticleWar-weyn: “UCID-ahaan Waanu U sii Diyaarinay Waadhadhkii & Sariirihii...
War-weyn: “UCID-ahaan Waanu U sii Diyaarinay Waadhadhkii & Sariirihii Dhaawaca KULMIYE La Dhigi Lahaa”. Hargeysa (OWN)-Gudoomiye ku xigeenka 3aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Muj. Cali Maxamed...
View ArticleIskudhac deegaanka Gawso’weyne ku dhex maray beelo xagaasi wada dega
Ceel-afweyn-(Qaran-news)-Warar goor dhaweyd Qarannews ka heshay ilo wareedyo rasmi ah ayaa tibaxaaya in maanta dilal ku dhexmareen degaanka Gaws-weyne (Bariga Somaliland) labada beelood ee Sacad yoonis...
View ArticleThe Prime Minister has given his backing for Olympian Mo Farah to be knighted
Setting a marker: Mo Farah on his way to breaking the European 1500m record at the IAAF Diamond League meeting in Monaco in July Photo: EPA Farah made British history after he became the first...
View ArticleMaxaa Sababay in Xukuumadu Iska Indho Tirto Musuq-Maasuqa Ka Jira Tv.ga Qaranka.
Qormadii 1′aad: Waxaan jecelahay in aan akhristayaasha sharafta leh, halkan ugu soo bandhigo habka uu musuq-maasuqu uga jiro tv.ga qaranka somaliland,hadaba saaxiibayaal waxaa hubaal ah in hadii hayad...
View Article