Quantcast
Channel: Qaran News
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live

War La’aanta Xukuumadeena iyo qarnigan oo ah kii kacdoonka shacabku ay...

Qormadii 23-aad Waa Qormooyinkeenii taxana ahaa ee dareenka iyo digniinta ahaa ee ay saska iyo sakatiga ka qaadeen kuwa dibindaabyada,malabsiga iyo sadbursiga u-darban ee dalabka ku-shaqeeya ee...

View Article


Muuse Biixi ayay haysataa waxaa la marayaa meeshuu dhigay Dhegaweyne,Tolwaa iyo…

Muuse Biixi ayay haysataa waxaa la marayaa meeshuu dhigay Dhegaweyne,Tolwaa iyo… qosal beena foolal wada qayaxan qiil aan arkaayo! Qosalkan quruxda badan ee sawirkan ka muuqada tolow miyaanu daacad iyo...

View Article


Abwaan Hadraawi Oo Ka Hadlay Ismaandhaafka Ka Dhex Jira Xukuumadda Iyo Golaha...

Hargeysa(Qaran news)-Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi),ayaa ku taliyay in loo baahan yahay dhinac saddexaad oo soo dhex gala golaha wada tashiga iyo toosinta qaranka iyo xukuumada Somaliland....

View Article

Maxaa Loo Shaxaaday Lacagta Garoonka Hargeysa ? Hadaba hadii aynu faalayno...

Tixraac hadalkii uu wasiirka duulistu warbaahinta siiyey (sida VOA) intii ay socotay munaasibadii furitaanka garoonka Hargeisa. Wuxuu yidhi wasiirku: · Garoonka wax dherer ah laguma darin,...

View Article

Shebekedaha tahriibta ee daadsan Caasimada Hargeysa Ilaa iyo Yurubta Bari oo...

Qormadii 25′aad Tahriibata oo ah aafo qaran oo cusub oo dhalinyaro badan oo loo hanweynaa iyo wayeelba ay naftoodii ku waayeen S/land labadii sanadood ee ugu danbeysey ayaa hada isu bedeshey mashruucyo...

View Article


SHIRKA HODAALE: Hal Waliba Maalin Bay Ceel Joogtaa

Ugu horayn waxaan aan salaam iyo boqaadin u diyaa bahwaynta saxaafada Somaliland noocyadeeda ka la duwan. Kuwaas ku foogan sidii ay bulsha waynta reer Somaliland ugu soo tabiyaan wararka xorta iyo...

View Article

Warsaxaafadeed: Ujeedo Taageerid shirka Beesha Sacad-Muuse

Warsaxaafadeed 17/08/13 Waxaa mudan in marka hore aanu halkan salaan uga soo gudbino guud Shacabka qaaliga ah ee reer Somaliland ,meelkastoo ay joogaan dibada iyo gudahaba.Salaan ka dib waxaanu...

View Article

Qurba jooga beelweynta Reer Xuseen ee ku nool UK oo tageero buuxda la garab...

Salaan ka dib waraaqadan waxay aanu baaq taageero udiraynaa shirki ay beelweynta Reer Xuseen ay ku yesheen magaalada Burco 10-08-2013 shirkaas oo ay beeshu ku dhaleecinisey kuna canbaaraynaysay baaq...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qosal beena foolal wada qayaxan qiil aan arkaayo!: Daawo Muuse iyo Siilaanyo...

Qosalkan quruxda badan ee sawirkan ka muuqada tolow miyaanu daacad iyo kal gacal ku iman? mise waxa uu ahaa qowda maqashii waxna hawqaban? waxa laysu sheegay ee ilaa gowsdanbeedka loo muujiyay tolow...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Riwaayad masraxeed siyaasadeysan oo xiislo leh:Madaxtooyadeena Karamardha...

Muuqaalka 10aad: Waa mar kale iyo madaxtooyadeenii Kaaramardha, waxa xafiiskeedii gaarka ahaa fadhida Araweelo oo ku lebisan sed huruud ah iyo shalmad dheer oo iyana huruud ah oo aad mooddo go’ shaal...

View Article

Nin ay Wasiirka Madaxtooyadda Il-maadeer yihiin oo lagu wareejiyay Lacagtii...

Nin ay Wasiirka Madaxtooyadda Il-maadeer yihiin oo lagu wareejiyay Lacagtii (Jeegii )qalabka Wadooyinka lagu soo iibinayay Hargeisa-(Qaran-news)- Warar laga helay Lacag (Jeeg) ay Madaxtooyadu u dirtay...

View Article

Heegadda Hargeysa + Shirkii HOODAALE Iyo Hirdankii MUUSE Iyo SAMAALE

“..Hadaanu in Badan Xadaaradda ku Maqnayn, Hadda Dhaqanka ayaanu u soo Noqonaynaa..” Suldaan Mawliid Cali “..Waxaanu 16-ka Suldaan, Cuqaasha iyo Wax-garadka kusoo Dhaweynaynaa Furitaanka Shirka...

View Article

Bolice-ka oo Xabsiga ku Guray Qoysaska Mujaahidiintii SNM Qaarkood

Hargaysa(Qaran news)-Ciidanka Booliska Somaliland ayaa Xabsiga dhigay qaar ka mid ah Qoysaskii ay ka baxeen Mujaahidiintii ku geeriyooday halgankii dalka dib loogu xoreynayey, kadib markii Debad-bax...

View Article


Madax-dhaqameedka AWDAL oo Go’aan Kasoo Saaray Shir ay Yeesheen

Boorama,(Qaran news)-Madax-dhaqameedka Beelaha Gobolka AWDAL, ayaa Shalay Magaalda Boorama kasoo saaray go’aamo ay ku gaadheen Shir wadatashi oo ay ku yeesheen Deegaankaasi Kulan ay y iskugu yimaadeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Riwaayad masraxeed siyaasadeysan oo xiiso leh:Madaxtooyadeena Karamardha...

Sheeko masraxeed ka soo baxday magaalada Gurya-Samo, kuna saabsan maamul maalmeedka madaxtooyadeenna Kaaraamardha waxa allifay Daljirka Dahsoon Muuqaalka 12aad: Waa maqaaxida Waaheen ee suuqa dhexe,...

View Article


Waxaan idin weydiinayaa Mudaharaadyadii lagu oogi jiray Rayaale ma qabyaalad...

Waxaan kula talinayaa Madasha Wadatashiga iyo Toosinta in Qarankan dhiigbaxayo !‏ Waxaan salaamayaa dhamaan mareegaha xorta ah jecelna in ay baahiso xaqiiqda qaranka aan jecelnahay in lagu hago. Waxaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Samaale oo Golahii Wasiirada Siilanyo ka wada cadhaysiiyey!.

Wasiir Samaale oo Golahii Wasiirada Siilanyo ka wada cadhaysiiyey!. Waxa la yaab ku noqotay ooy ka siman yihiin Wasiirada siilanyo istus iyo shaashada TVga ooy iska daawadaan. Taas oo ay ku kala badan...

View Article


London: Xildhibaankii ka baxay Kulmiye ee ku biiray Wadani Qaybtii Labaad Oo...

London,(Qaran news)- Xildhibaan Ibrahim Jama Ali oo ka tirsnaa xisbi xaakimka Kulmiye isla markaasina uga soo baxay gobolka Sanaag ayaa gabi ahaanba iska casilayxisbigaasi Kulmiye isla markaasina...

View Article

Laba-Aan Is-qaban: Dardaarankii RAYAALE Iyo Duruufaha Maanta Qaybtii 7′aad

Weli waxaynu ku gudo jirnaa Tusaalayaashii aynu ku iftiiminaynay Waajibaadka bulshadu ka filayso Xukuumada Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), taasoo ah mid labada dhinacba faa’ido u leh. – Waayo.?...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirkii Hore ee Maaliyada SL oo soo bandhigay Jawaabta uu liqi waayey oo ku...

Wasiirkii Hore ee Maaliyada SL oo soo bandhigay Jawaabta uu liqi waayey oo ku saabsan Su’aal uu sheegay inuu Wasiirka madaxtooyada ku weydiiyey Madal ay ku kulmeen Hargeisa-(Qaran-news)-Wasiirkii hore...

View Article
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>