Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Sucuudiga Oo Maanta Xidhay 11 Amiir

$
0
0

Sucuudiga Oo Maanta Xidhay 11 Dhaxal Suge

Wararka ka imanaya Dalka Sucuudiga waxaa ay sheegayaan in maanta oo sabti ah xasbiga la dhigay 11 Dhaxal suge kaddib markii ay gadood ka keeneen hanaanka isbeddelka dhaqaalaha dalkaas.

Dhaxal sugayaasha ayaa waxaa ay cabasho ka dhigayeen dib u habeynta dhaqaalaha oo saameyn taban ku yeelaneysa ganacsigooda.

Waxyaabaha ay ka gedoodeen waxaa ka mid ah canshuurka la saaro dulsaarka,in dowladdu joojiso lacagaha kharashaadka ah ee ay ka qaadeyso dadka adeegsada biyaha iyo Korontada Dowladda iyo waxyaabaha la midka ah.

Sida uu qoray Website-ka Sabq, Amiirradan ka tirsan boqortooyada Sucuudiga ayaa lagu xidhay Xabsiga Ha’ir ee koofurta Magaalada Riyaadh.

Xabsigan waa mid aad loo ilaaliyo,waxaana sidoo kale horay loogu xir xiray ganacsato,dhaxalsugayaal,wasiirro iyo maalqabeenno kale oo dhaxalsugaha Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan uu musuqa ku bartilmaameedsanayay.

Maanta oo sabti ah wareegto ka soo baxday xafiiska Boqorka Sucuudiga, boqor Salmaan; waxaa uu ku sheegay in qof kasta oo ka mid ah shaqaalaha dowladda uu bil kasta qaadanayo $267 doollar oo gunno ah,halka Milatariga Sucuudiga ee howlgalka uga jira Yemen ay bishii qaadan doonaan $1,000 doollar oo gunno ah,waxaana ay ka billaabaneysaa sanadka soo socda ee 2019ka.

Heerka shaqo la’aanta Sucuudiga ayaa gaaray 12%,waxaana dowladda oo markii hore ku tiirsaneyd shidaalka ay hadda dooneysaa in ay u wareegto ilo kale oo dhaqaalaha laga sameyn karo sida dalxiiska iyo maalgashiga dibadda

Eleven Saudi princes detained following protest over utility bills

Saudi Arabian authorities have detained 11 princes after they gathered at a royal palace in Riyadh in a rare protest against the government suspending payment of their utility bills, the public prosecutor said on Saturday.

Saudi Arabia, the world’s top oil exporter, has introduced reforms that include reducing energy subsidies, introducing value-added tax and cutting some perks to royal family members to try to cope with a drop in crude prices that has caused a budget deficit estimated at 195 billion riyals ($52 billion) in 2018.

The princes had gathered on Thursday at Qasr al-Hokm palace demanding the cancellation of a recent decree that halted state payment of water and electricity bills for royal family members and seeking compensation for a death sentence implemented in 2016 against one of their cousins, Prince Turki bin Saud al-Kabeer.

“Despite being informed that their demands are not lawful, the 11 princes refused to leave the area, disrupting public peace and order. Members of a security services stepped in to restore order and the princes were arrested,” the public prosecutor’s statement said, without identifying the princes.

“Following their arrest, they have been charged on a number of counts in relation to these offences. They are detained at Al-Hayer prison south of the capital pending their trial.”

News website Sabq earlier identified the leader of the group of princes by the initials S.A.S. The Saud al-Kabeer branch of the House of Saud descend from a cousin of late King Abdulaziz, who founded the modern kingdom.

The meteoric rise of 32-year-old Crown Prince Mohammed bin Salman, the king’s favored son, and his ambitious, sometimes aggressive, policies have caused rare tensions within the royal family, which for decades favored rule by consensus.

Dozens of prices, high officials and senior businessmen were rounded up in November in a crackdown on graft that has boosted Prince Mohammed’s power.

They have been held at the five-star Ritz-Carlton hotel in Riyadh while government officials negotiate financial settlements, asking them to hand over assets and cash in return for their freedom.

The round-up followed a meticulously planned palace coup in June through which Prince Mohammed ousted his elder cousin Prince Mohammed bin Nayef as heir to the throne.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>