Nidaam hagbadaysan oo halgamaysan
waxan ognahay Somliland marxaladuu soo maray midwalba waayaheega iyo wakhtigeeda lahaa. wakhtii kala guurka dagaalkii 1977 kii somali ku jabtay iyo dhibtii ciidankii jabay geystay, iyo xasuuqii...
View ArticleMasuul ka tirsan xisbiga Waddani oo soo dhaweeyay dhulka Berbera ee ay...
Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani Cismaan Afgaab Nuur, ayaa soo dhaweeyey dhulka raasiga ee Madaxweynuhu amarka ka soo saaray, waxaanu ku taliyey in hantida qaranka ee ay umaddu wada...
View ArticleWaa kuma cadawaga koowaad ee dadka ka horjooga Quraanka?
Assalamu Calaykum Barmaamijkii kan ka horeeyay waxa aan ku sheegnay in ay jiraan cudurdaaro wahmiya oo uu ku andacooodo qofka Muslimka (een xidhiidhka la lahayn Quraanku) in ay ka horjoogaan xidhiidh...
View ArticleOday Dhaqameedka Beelaha Bariga Burco oo ka jawaabay Hadalo xanaf & Xajiin...
Oday Dhaqameedka Beelaha Bariga Burco oo ka jawaabay Hadalo xanaf & Xajiin badan oo ka soo yeedhay….
View ArticleQaabkii Kornayl Muse Biixi Dalka uga dhoofay+cida ku wehelisay...
Waxa Kornaylka Safarkiisa ku wehelinaayey Xubnahan:- 1. Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Sacad Cali Shire 2. Wasiirka waxbarashada iyo Sayniska Yaasiin X Maxamuud Xiir (Faratoon) 3....
View ArticleXoggo ku saabsan Safarka Farmaajo ee Puntland & Degmooyinka Gobolka Sanaag...
Xoggo ku saabsan Safarka Farmaajo ee Puntland & Degmooyinka Gobolka Sanaag Qaarkood oo Sawiradiisa lagu xardhay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa safarkiisii ugu...
View ArticleSucuudiga Oo Maanta Xidhay 11 Amiir
Sucuudiga Oo Maanta Xidhay 11 Dhaxal Suge Wararka ka imanaya Dalka Sucuudiga waxaa ay sheegayaan in maanta oo sabti ah xasbiga la dhigay 11 Dhaxal suge kaddib markii ay gadood ka keeneen hanaanka...
View ArticleDawlada Somalia oo war muhiima ka soo saartay Xajka 2018-ka & Xamladaha ka...
Somaliya oo war Cusub ka soo saartay Xajka 2018-ka & Xamladaha ka shaqeysta Xujaajta Daabulidda Xujeyda waxa muddo dheer si gaar ah u haystay ganacsato iyo shirkado diyaaradeed oo kooban....
View Article