BEYLAHDA BULSHADA AWDAL VIA ARIMAHA MASIIRIGA EE SOMALILAND
Waxa hubaal ah in ay bulshada Awdal ay ka mid tahay qoomiyadaha ugu tunkaweyen bulsha weyenta Somaliland, kuna suntan sooyaaladii Somaliland Midho ka dhalinteeda iyo taakulayenteeda.laga bilaabo casrigii mustacmarada ee ay, halgankii laga xoreynayey somaliland gumaystihii
Ingiriiska ee majaraha xoraeyntu soo martay laga bilaabo,
1884 ilaa 26june 1960 gii. GADABUURSI TREATY, SIGNATORIES OF SOMALILAND LONDON INDEPEDENCE.
& RECONCILATION OF
SOMALILAND RESTORATION OF OUR GOVERNMENT IN 1991 BORAMA TREATY.
Waxa la yaab le maanta oon marayno 2018 , 28 sano ka dib in dhamaan wax garadkii iyo indheer gartadkii reer Awdal dalka waxba laga weydiin masiirkiisa,DEKEDO IYO DAWLADO TOONA.Anoo aabihii iyo hooyadii somaliland ah la igul maamuli maayo masiir dhashaeyda sifo khaldan
oo HALAAG IYO HOOG KU SOCTA.
cabasho ma ah , waa masiirkii bulshadayeda oo badweyen ku sii socta saaran dooni bilaa naakhuuda ah.
ma ma ma jarmalow mari mayso, jeegaaneey maya.
mar hadii la faashaday jeegaani is cajebisay waa AWGUULIYO.
waxa la gudboon bulshaweyenta REER AWDAL in ay ku fikiraan oo keliya inta khusaysa in ay ku dhaqaaqaan sidii caadada inoo ahayed in aan ku
foofno danaheena iyo sidii goboladeena MACDANTA, PETROOLKA, KALUUNKA, DALAGA, XOOLUHU CEEGAAGAAN u darayo tiri lahayen.
MAR HADAAN SIDAA YEELA IYO WAANO KALA QUUSTAY,
SAW INAAN DANTAY WAANIYAA IGU WANAAGMAAHA.
WAXA INA HORYAAL.
=================.
shir turxaan saarid midnimo degdeg ah.
mashaariicda kaabayaasha dhaqaalaha ee dayacan a. AIRPORTKA CAASIMADA BORAMA, DEKEDA LUGHAYA, SAYLAC,IYO DARIIQA, BORAMA VIA LAWYACADO, BORAMA VIA LUGHAYA.waan qabsan karnaa mar hadaan midayeno gacmaheena midig iyo bidix.QUD XAHA SIYAASADA WAA IN SI DHAKHSO AH U SAARNAA.GU BARWAAQO, BULSHO BARWAAQO.
GEBA GEBO.
SINAANTADA KAAN RABIN,
ADNA DIID SARYENTII.
MASNA INAYNU NAHAY,
OY TOLNIMO MEERTO NOO TAHAY,
MASALAHA NIMAAN EE DHEGAYEN,
MIDIGTA II DHIIBIN,
NINKII ANIGA IGA MAARMI KARA,
UMA MURAADYEESHO.
LABA TALOBA TII ROON RABAW ADAY TAADA NOQOTAA.
XAQ U DIRIR
MUSA AW HASSAN LODOON
DUBAI AWDALI.