XISBIGA WADDANI
Baaq taageero ah
Anaga oo ah dhalinyarada xisbiga mucaaridka ah ee waddani waxaan baaq taageero ah hawada u marinaynaa xildhibaan da,yar ee ibraahi mahdi buubaa oo ah afhayeenka xisbiga waddani ,suaalihii umada ka dhex guuxayay ee uu waydiiyay wasiirka wasaarada madaxtooyada .
Xildhibaan ibraahim mahdi buubaa waxaa siyaasi da,yar oo firfircoon aqoonsana ujeedadii loo soo doortay oo ah inuu matalo umada soo dooratay kan hadlo baahiyahooda iyo wixii noloshooda khatar ku ah waxaan leenahay xildhibaan waad asiibtay su,aalahaa waxayna ka turjumayeen rabitaanka shacabka somaliland waxayna noqotay arinta ugu hadal haynta badan maalmahan umaduna waxay kaga markhaati kacaysaa wax qabadkaasi .
Marlaab waxaan leenahay mabruuk ,hambalyo xildhibaan Ibraahim mahdi buuba afhayeen ka xisbiga mucaarid ka ah ee wadani
Dhalinyarada xisbiga mucaarid ka ee waddani
Allaa mahad leh