Quantcast
Channel: Qaran News
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Umad waxa Mideyn Kara, Wax Ka Weyn Damac Shakhsi iyo Xisbi.

Umad waxa Mideyn Kara, Wax Ka Weyn Damac Shakhsi iyo Xisbi. Markii uu socday halgankii dalka lagu xoreynayey, umaddu waxa ay laheyd hal hadaf oo si cad loo qeexey oo lagu sheegey luqad mutacalimka,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda (IOM) Oo Kulan Lagaga Hadlaayay Ka Hortaga Tahriibka Iyo Shaqo...

Burco,(Qaran news)-Hay’adda Qaramadda Midoobayn u qaabilsan socdaalka ee (IOM) ayaa kulan mudo toban cisho ah socday usoo gabogabeysey arday ka mid ah ardayda ka qalinjabisay Jaamacadda Burco ee...

View Article


Jaaliyadda Woolwich Ee Lodon oo 5,000- Kun oo Doollar ugu Deeqday Jaamacada...

Burco (Qaran news)- Jaaliyad Somaliland ee ku dhaqan xaafada koonfurta Lodon ee Wilij, ayaa deeq lacageed oo gaadhaysa Shan kun dollar ugu deeqday jaamacada magaalada Burco. Maamulka HTCV ee Gobolada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baaq taageero ah

XISBIGA WADDANI Baaq taageero ah Anaga oo ah dhalinyarada xisbiga mucaaridka ah ee waddani waxaan baaq taageero ah hawada u marinaynaa xildhibaan da,yar  ee  ibraahi mahdi buubaa oo ah afhayeenka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xisaabaha gaarka u ah wasiir Samaale ee uu ku darsadey miisaaniyada Qeybtii 3aad

  Xisaabaha gaarka u ah wasiir Samaale ee uu ku darsadey miisaaniyada Qeybtii 3aad “MA LUMO XAQ NINKII LAHAA DABO SOCDO’ Waxaynu soo afjari doono si ku meel gaadh ah maqaaladan muujinaaya xatooyada loo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir-xigeen ka tirsan xukumada Siilanyo oo iyadaan Barlamaanku dalban ka...

Wasiir-xigeen ka tirsan xukumada Siilanyo oo iyadaan Barlamaanku dalban ka soo hor muuqday isagoo ku- maran Wasiir hawl-maalmeedkiisii gudanaya!. Hargeisa-(Qarannews)-Saaka waxaa waxaa hor yimi Golaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qormo xiislo leh:Xukumadu Gadhwadeenka yahay Xasan Sh.Maxamud oo gu’...

Qormo xiislo leh:Xukumadu Gadhwadeenka yahay Xasan Sh.Maxamud oo gu’ jirsatey+ dareenka iyo Aragtiyaha ka soo guuxaya dadkeeda + nooca xukumadey tahay!. Muqdisho-(Qaran-news)-Waxay berri  10 Sep.ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Rakaab Qurbajooga oo Mudo ku xanibnaa Hargeisa oo saaka basas lagu...

Rakaab Qurbajooga oo Mudo ku xanibnaa Hargeisa oo saaka basas lagu daabulay+sababaha Eithopian Airline u diiday inay ka degto  Madaarka Hargeisa+xukumada Siilanyo oo wasiiro u dirtay Itoobiya Iyo UAE....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxbuus muddo 15 sano ah ku xidhnaa Jeelka Hargeisa oo isagoo meyd ah lagu...

Maxbuus muddo 15 sano ah ku xidhnaa Jeelka Hargeisa  oo isagoo meyd ah lagu wareejiyey qoyskiisa. Hargeisa-(Qaran-news)-Maxbuus  muddo 15 sanadood ah ku xidhnaa xabsiga hargeysa oo loo haystay kiis dil...

View Article


Doobirta Dagaaladii Geeska Afrika By: Hamud Duale

Doobirta Dagaaladii Geeska Afrika By: Hamud Duale Maqaalkan waxaan qoray Abriil, 2010. Aniga ka waramaya dagaaladii sokeeyaha cidday duxi ka raacaday. Waxaan ka soo min guuriyey intaqan gooli...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

xeerka wasiirka Madaxtooyadu horkeenay Golaha wakiilada iyo canshuuraha cusub...

hargeisa-(Qaran-news)-xeerka wasiirka Madaxtooyadu horkeenay Golaha wakiilada iyo canshuuraha wasaaradiisu qaadi doonto iyadoo tii wasaarada maaliyadu ka qaadi jirtay  xoolaha dhoofaya sideedii looga...

View Article

Xirsi oo ku noqnoqday halkuu jilicsaday iyo hawshii Wasiir Samaale oo uu la...

  Xirsi oo ku noqnoqday halkuu jilicsaday iyo hawshii Wasiir Samaale oo uu la wareegay! Golaha Wakiiladu maanta heys furdaamiyo oo maruun ummaddan ha ka farxiyo, ha diido cashuurtan ka baxsan nidaamka...

View Article

Madaxwayne Siilaanyo Oo La Sheegay Inuu Dhawaan Shaaca Ka Qaadi Doono...

Hargeysa, (Qaran news)-Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ilaa hada aan si Rasmiya ugu dhawaqin mawqifka uu ka taagan yahay Inuu mar labaad isu soo sharaxi doono jagada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Ali waran cade oo ku dul hagoogtay...

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Ali waran cade oo ku dul hagoogtay Xukumada taagta daran ee somaliland!‏ Waxaan salaamaya dhamaan mareegaha xorta ah ee somaliland. waxaa muuqata in xukumada uu...

View Article

Musuq maasuqa Siilaanyo iyo wasiirkiisa duulista iyo hawadu ku sameeyeen...

Hargysa,(Qaran news)- In badan ayuunbaa siyaasiyiin iyo dad badan oo la soo macaamilay madaxweyne Siilaanyo ama la soo saxiib ahaa ay qoraalo badan oo ay ka sameeyeen dhawaan waxa ay ciwaano far...

View Article


Hambalyo aroos oo ku socota bqorka Mohamed iyo boqorada Suhuur

Aniga oo ah Ibrahim Duale Suleiman Talaabo, Xaaskayga Siham Hereri iyo caruurtayada oo kala ah, Axmed,Cabdisalam, Ismaaciil iyo Asma oo ah ilma Ibrahim Talaabo.waxa ay hambalyo iyo bogaadin aan la soo...

View Article

Magacyada 20-ka Arday Ee Ugu Sareeya Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada...

Hargeysa (Qaran news)–Guddida sare ee imtixaanaadka qaranka Somaliland ee Wasaaradda waxbarashada, ayaa shalay si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijada imtixaankii shahaadiga ah ee fasalada afraad ee...

View Article


Jamaal Cali Xuseen Oo Xukuumadda Ku Dhaliilay Madaarka Hargeysa Iyo Genel Energy

Hargeysa,(Qaran news)-Musharaxa madaxweynaha ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa xukuumada ku dhaliilay shirkadii sahaminta shidaalka waday ee iska baxday iyo dadka u cadilan madaarka Hargeysa....

View Article

Warsaxaafadeed Ay Soo Saareen Xisbiga WADDANI

Date, sepember 11, 2013 Warsaxaafadeed Xisbiga WADDANI Waxa baryahan dambe bulshada reer Somaliland la socotaa in madaxweyne Siilaanyo uu ka qaybgalo xafladaha qalinjabinta jaamacadaha waddanka isla...

View Article

Hambalyo ku socota ardeyda ka qalin-jebisey Golis University Hargeysa iyo...

Waxaan Hambalyo iyo bogaadin aan u dirayaa dhamaan ardeydii dhameysatey Jamacada, waalidiintood, macalimiintoodii iyo cidii kasta ee ka gacan geysatey in ay ardeydaasi ay dhameystaan waxbarashadoodii...

View Article
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>