Quantcast
Channel: Qaran News
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live

3-TOP SOMALILAND WOMEN,WAA KUWEE?

Ka dib waxaan maanta doonayaa in aan dadka baro dumarka taariikhda iyo nolosha aduunkaba ka gaadhey horumar. Inkasta ooy jiraan dumar badan oo aqoonyahano ah hadana waxaa hubaal ah in aan soo qaatey...

View Article


Xukuumadeena Hadh-dacaaran waa kala Maan, iyo kala Mabda’ taas oo aan lahayn...

Qormadii 29-aad Waxaa dastuurka Somaliland uu muwaadinkasta oo Somalilander ah uu u-damaanad qaadayaa oo uu xaq-u-siinayaa in uu aragtida fikirkiisa, dhiibashada rayigiisa, cabirista maskaxdiisa,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jamaal Cali Xuseen oo markii ugu horaysay ka Hadlay Khilaafka u dhexeeya...

Jamaal Cali Xuseen oo markii ugu horaysay ka Hadlay Khilaafka u dhexeeya isaga iyo Faysal Cali Waraabe,Eedaymo culculusna u soo jeediyey Barlamaanka ! Hargeisa-(Qaran-news)-Murrashaxa jagada...

View Article

Gabowdaye Guurtida Ku Biir Qormadii 12aad Qalinkii Libaan xaaji fagadhe‏

Gabowdaye Guurtida Ku Biir Qormadii 12aad Qalinkii Libaan xaaji fagadhe‏   DEELEY DAREENLEY     RAG ALLOW MADOOXAA     MA DILAACIYAA NABAR       Waa markhaati madoon iyo muran reeb waa maalmo ina soo...

View Article

Qoraal si Qoto Dheer u Sharaxaya Taariikhda iyo Shuruudaha Shahaadada...

  Qoraal si Qoto Dheer u Sharaxaya Taariikhda iyo Shuruudaha Shahaadada  “Honorable Degree ”. “ Dawgaad Banaysaa ka Kale Deylo Soo Marine “    W/Q Cabdicasiis Cali Cadaani   “Hadduu Baqal-fuul gurguray...

View Article


Wasiirka Duulistu ha Is casilo

Wasiirka Duulistu ha Is casilo   Sanad iyo badh ayuu xidhnaa madaarka diyaaraduhu ka haadaan ee Caasimada Hargeysa. Dawlada Kuwait ayaana ku deeqday kharashka la sheegay in lagu dayac-tiray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ethiopia freezes flights to Somaliland as relations hit a new ‘all-time low’

  Ethiopia freezes flights to Somaliland as relations hit a new ‘all-time low’     Relations between Ethiopia and Somaliland region have hit an all-time low in the aftermath of Ethiopian Airlines...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan Sadex geesood oo ay Goroda isdareen UCID,WADANI iyo Madasha wadatashiga...

Kulan Sadex geesood oo ay Goroda isdareen UCID,WADANI iyo Madasha wadatashiga iyo toosinta Qaranka iyo arimaha lagu gorfeeyay. hargeisa-(Qaran-news)-Masuuliyiin doora oo ka socday labada xisbi mucaarid...

View Article


Maxay xaq u leeyihiin Rakaabka Ethiopian Airlines ee ku xaniban/xanibmay...

Maxay xaq u leeyihiin Rakaabka Ethiopian Airlines ee ku xaniban/xanibmay Hargeisa???? Sida la wada ogsoon yahay, waxa ku xaniban Somaliland gaar ahaana Caasimada Hargeisa Rakaab badan oo isugu jira...

View Article


Xarakada Al-shabaab oo Weerar gaadmo ku dishay Hogaamiye caan ah oo hore uga...

Xarakada Al-shabaab oo Weerar gaadmo ku dishay Hogaamiye caan ah oo hore uga baxsadey iyo xubno kiale oo mihiim ah. Baardheere-(Qaran-news)-Dagaalyahano taabacsan hogaamiyaha Al-Shabaab Axmede Godane...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qarax ismiidaamin ah oo lala beegsadey Axmed madoobe iyo dhaawac soo...

    Qarax ismiidaamin ah oo lala beegsadey Axmed madoobe iyo dhaawac soo gaadhay+halka la geeyay Kismaayo-(Qaran-news)-Wararka naga soo gaadhaya magaalada Kismayo ayaa waxa sheegayaan in weerar...

View Article

Somaliland needs ‘cheetahs,’ not ‘hippos’ can the Somaliland people create...

Currently in Somaliland is a country immensely rich with mineral and natural resources and yet mired by poverty, fairness, and favouritism nepotism, tribalism from catastrophic leadership failures or...

View Article

Hadii Madaxweyne Talinayaa Ka Jiro Somaliland Xilka Ha Ka Qaado Wasiirada...

Sida caadada ah xukuumad kasta marka uu fashiliyo wasiir xil qaran oo muhiim ah loo magacaabay oo khiyaamo iyo been kula dhaqmay shacabkisii waxaa jirta in madaxweynahaasi markaa xilka si deg deg ah...

View Article


Daruuro musuqmasuq oo dulhoganaya madaxtooyada iyo xukuumadii siilanyo oo...

Marka hore waxaan salaamaya dhamaanba shacabka Somaliland meelksatoo ay jooganba waxaa ayaan daro wayn iyo nasiib xumo noqotay in dawladii aynu dooranay ay noqotay mid adhaxda lagaga jabay oo shacabkii...

View Article

Radio Hargysa oo hawada ka maqan mudo todobaad ah iyo TV-Qaranka oo jiho...

Radio Hargeysa Iyo Telefishanka Qaranka oo Ku Dambeeyey ‘Juba Yaa Gubay’ Hargeysa(Qaran news)-Muddo Toddobaad ku siman hadda, sidii Shaydaan la naaray waxa mar keliya hawada laga waayey Idaacada Radio...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi oo markii u horeysay si taxadir badani ku...

Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi oo markii u horeysay si taxadir badani ku jiro uga hadlay Bixitaankii shirkadaha Genel Energy iyo Ethiopian Airline. Arinta Genel Gudoomiyaha xisbi-xaakimka Kulmiye...

View Article

Faallo: Somaliland Waa Inay Ka Baxdaa Wada-Hadalada Somalia

      Faallo: Somaliland Waa Inay Ka Baxdaa Wada-Hadalada Somalia   Sida taariikhda ku cad waxaa sannadkii 1960 uu midowgii fashilmay dhexmaray Somaliland iyo Somalia oo ahaa laba dawladood oo cusub...

View Article


Shirka Cardiff Lagu Qabanayo ee Xukumada Siilanyo Abaabulayso Waa Inaanu...

    Subject:  Jaaliyadahi dibada oo Xukumada Siilanyo tidhi lacag nagu amaana! Shirka Cardiff Lagu Qabanayo ee Xukumada Siilanyo Abaabulayso Waa Inaanu Fidno Dhex Dhigin Jaaliyada Cardiff.   Magaalada...

View Article

Warsaxaafadeed ku saabsan Muusuq maasuqa dayactirka Airport Hargeysa iyo...

    Warsaxaafadeed .   Ujeedo :- Muusuq maasuqa   dayactirka Airport Hargeysa  iyo   bixitaanka Ethiopian Airline  iyo Shirkada  Genel Energy.   Ugu horeyn  waxaan halkan salaan iyo soo jeedinayaa...

View Article

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo ka jawaabaya eedayn labada Wasiir u soo...

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo ka jawaabaya eedayn labada Wasiir u soo jeediiyeen Waxaa wax lala yaabo noqotay in dhibaatadii ka dhacday dalka ee ay kaga baxeen shirkadaha shidaalka iyo diyaardii...

View Article
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>