Quantcast
Channel: Qaran News
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live

Masuuliyiinta Xukumada madaxweyne Siilanyo ee xilkii dawladnimo si reeraysan...

Masuuliyiinta Xukumada madaxweyne Siilanyo ee xilkii dawladnimo si reeraysan u adeegsada maxaad ka ogtahay, waase kuwee?.‏ Ugu  horeynba  waxaan  salaamayaa  saxaafada guud  ahaan kuwa  habeen  iyo...

View Article


Baashe Morgan oo ku sugan dalka Imaaraadka kana qayb qaadanaaya shirka...

Baashe Morgan oo ku sugan dalka Imaaraadka kana qayb qaadanaaya shirka Budhacd badeedka ee Somaliya iyo wasiir Biix oo isna gaadhay halkaasi Hargysa,(Qaran news)- Baashe Cawil Morganoo ah wiilka uu...

View Article


US Senator Norm Colamen oo sheegay in somaliland aanay weli fahmin sida loo...

  Xisbiga UCID oo sheegay inuu magacabayso safiiro xisbiyeed+US Senator Norm Colamen oo sheegay in  somaliland aanay weli fahmin sida loo raadiyo aqoonsi caalami ah. Washington-(Qaran-news)-US Senator...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirka todobaadka

Sawirka todobaadka Marka-(Qaran-news)-muqaalka Madaxweynaha somaliya iyo weftigii la socday oo ku dabaalanaya xeebta Marka ,Hase yeeshee saacado ka dib ayaa xaraaradii iyo xaaladii magaalada marki...

View Article

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arimaha Dibada Oo Sabab u Noqday Khilaaf Isaga...

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arimaha Dibada Oo Sabab u Noqday Khilaaf Isaga iyo Wasiirka Ka Dhex Qarxay. Qormadii 1aad Hadii lagu odhan laha isbarbar dhig ku samee gaadhi wayn oo waarad ah iyo taxi...

View Article


Tallo iyo Toosin : wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare JSl

  Tallo  iyo Toosin : wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare JSl Q/2aad  Garyaqaan Xamse Dubad Cabdilaahi Waxaynu si anba qaadaynaa ,geedigeeeni ahaa tallada iyo toosinta ,wasaraada waxbarshada iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Reer galbeedku dagaal ma ku qaadayaan Syria ,haddeyse ku qaadaan muxu ku...

Reer galbeedku dagaal ma ku qaadayaan Syria ,haddeyse  ku qaadaan muxu ku dambeyn doona xaalku iyo muxu saameyn ku yeelan doona mandaqadda iyo Somaliland ? Dawladda Syria waxa ka xiga dhinaca galbeed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War-saxaafadeed:-Al-Islaax oo beenisay inay la midowday ururka Damjadiid,...

War-saxaafadeed:-Al-Islaax oo beenisay inay la midowday ururka Damjadiid, daahana ka feyday mabaadii’day ku shaqeynayso+Kaalinta siyaasada Somaliya uga banaan   Muqdisho-(Qaran-news)-Xarakada Al-Islaax...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Xirsi oo Barlamaanka ka hor akhriyey Khudbad sanadeedle...

Wasiir Xirsi oo Barlamaanka ka hor akhriyey Khudbad sanadeedle Madaxweyne+Su’aalo xildhibaano ku hurgufeena ka damqadey,qaarkoodna jawaabahooda ka maagey,qaarna ku mergadeyba!...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khudbad ka balaadhan khudbad Wasiir oo socotay 45 daqiiqo oo Wasiirka...

Khudbad ka balaadhan khudbad Wasiir oo socotay 45 daqiiqo oo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland ka hor akhiryey Golaha Barlamaanka . Hargeisa-(Qaran-news)-Wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Markhaatigiisa Janno Allah Ha Furo wasiir Xirsi!.

Markhaatigiisa Janno Allah Ha Furo wasiir Xirsi!. Gudoomiye ku xigeenka sadexaad ee xisbiga ucid ayaa si balaadhan u faaleeyay,u naaqishey,una lafaguray khudab dheer oo ka balaadhnayd khudbad wasiir...

View Article

Wasiirka Arrimaha Gudaha Ali Warancadde Oo Su’aal Laga Waydiiyey Cabsida Ay...

Hargeysa (Qaran news) – Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland, oo shalay cod caqlabiyada ah ku ansixiyey Wasiirka wasaaradda arimaha gudaha, ayaa waydiiyey su’aalo badan oo khuseeya masuuliyadda uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Warfaafinta Oo Olole Ugu Jiraa Sidii Uu Maareeyaha SLTv-ga Uga...

Wasiirka  Warfaafinta Oo  Olole Ugu Jiraa Sidii Uu Maareeyaha  SLTv-ga  Uga Dhigi-Lahaa Wiil Lagu Soo Xushay  Magac-Beeleed. Ololaha xoogaan ee uu wasiirka warfaafintu u ku jiro ayaa waxaay ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Australia’s new gov’t vows to limit foreign aid

Opposition leader Tony Abbott smiles as he makes a speech to party supporter in Sydney, Saturday, Sept. 7, 2013, following his party’s win in Australia’s national election. Australia’s conservative...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkad Wiil madaxweyne Siilanyo Adeer u yahay leeyahay oo Qandaraas Kooto ah...

Shirkad Wiil madaxweyne Siilanyo Adeer u yahay leeyahay oo Qandaraas Kooto ah loogu xidhay dayactirka wadooyinka iyo Madaarada Somaliland. Hargeisa-(Qaran-news)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylaci oo Maanta dalka ka dhoofay iyo...

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylaco oo Maanta dalka ka dhoofay iyo xoggo ku saabsan safarkiisa. Hargeisa-(Qaran-news)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylaci oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

General Morgan oo ka gilgishay magaciisa wiilka Siilaanyo sodoga u yahay la...

General Morgan oo ka gilgishay magaciisa wiilka Siilaanyo sodoga u yahay la baxay?   Shalay ayaan soo galay makhaayad laga shaaho oo aan maalmaha weekend-nada u sheeko iyo shaah doonto.  Waxaa markiiba...

View Article


Ogaysiis ka socoda maamulka shabakada qarannews

London,(Qaran news)- Dhamaan dadweynaha sharafta leh ee soo booqda shabakada qarannews, waxa aanu la socodsiinaynaa in shabakada aanu ku wadno dib u dhisid aad u balaadhan. Sidaasi awgeed waxa aanu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xoggo rasmiya oo ku saabsan sababtay Genel Energy Somaliland uga baxday+...

Xoggo rasmiya oo ku saabsan sababtay Genel Energy Somaliland uga baxday+ Go’aamada xukumada Somaliland ka qaadatey+Goortay xukumadu ka war heshay in Genel baxayso!. Hargeisa-(Qarannews)-Sida intiinii...

View Article

Heshiisyada Shirkadaha Shidaalka Ka Baadhaya Somaliland Isla Galeen- Qaybtii...

    Heshiisyada Shirkadaha Shidaalka Ka Baadhaya Somaliland Isla Galeen- Qaybtii 2aad   Aad baan u salaamayaa akhristayaasha iyo bahda Qarannews.com.   Maqaalkaygii hore waxaan ku gorfeeyey sida...

View Article
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>