Shaqalaha Shirkadda Genel Energy-Oo Rasaas Ooda Lagaga Qaaday Bariga Gobolka...
Hargysa,(Qarannews) Sida ay Qarannews u xaqiijiyeen wararka naga soo gaadhaya deegaamadda Gunbur-libaax iyo Naq-dhibiijo ee Bariga Gobolka Togdheer ayaa shegaya in Shaqaalaha iyo Waliba Howlwadenadii...
View ArticleAfDB To Fund Geothermal Project In Djibouti
VENTURES AFRICA – African Development Bank (AfDB) has agreed a $7.5 million finance deal with Djibouti for the development of a geothermal exploration project in the region of Lake Assal. According to...
View ArticleAynu wada Hadalno waa Aynu Hishiino
Marka Hore waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan shacabka Somaliland meel walba ay aduunka ka joogaan . Bacda salaam waxan manta Qalinka Iyo Buugga u soo Qaatay in aan wax Badan aan iftiimiyo oo ah...
View ArticleYaa La Xisaabtama Xukuumadda?
Wax Marag Ma Doonto ah in Maanta Somaliland Jirtay Labba Iyo Labaatan Sannadood (22). Laba iyo Laabtan Sanadood Ee Ay Somaliland Jirtay Wax Aynaan Marna Dafiri Karin Waxyaabo Badan oo U Qabsoomay oo ay...
View ArticleKhilaafyadii SNM-kala geeyay halkeebay ka soo curin jireen+labada xil ee ugu...
khilaafyadii SNM kala geeyay halkeebay ka soo curin jireen+labada xil ee ugu mihiimsanaa SNM ee gudoomiyuhu magacaabi jiray. Abaal-laawe: Hogaamiyihii Aan Hogaaminta Lahayn (Qormadii 3aad) Run...
View ArticleWasiir la-taliye u magacaabay wasiir xilkuu hayo hadda uga horeeyay !
Wasiir la-taliye u magacaabay wasiir xilkuu hayo hadda uga horeeyay ! Hargeisa-(Qaran-news)-Sida xoggo hoose oo Qarannews heshay tibaxayaan wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade...
View ArticleXoggo ku saabsan Hanaankii Hogaanka cusub ee Ururka dhakhaatiirta Somaliland...
Xoggo ku saabsan Hanaankii Hogaanka cusub ee Ururka dhakhaatiirta Somaliland isu doortay oo aan Boob,Jujuub iyo Afduub ka madhnayn+Gacmo shisheeye oo ka dhex muuqday!.. Hargeisa-(Qaran-news)-Inkastoo...
View ArticleDiyaaradii Ethiopian Airlines Oo Duulimaadyadeedii Somaliland Hakisay Iyo...
argeysa(Qaran news)-Duulimaadyadii diyaaradda Ethiopia ay ku iman jirtay wadanka Somaliland, ayaa loo hakiyay sababo aan la shaacin, waxaana shalay baaqday duulimaadkeedii ay ku iman lahayd madaarka...
View ArticleShalay Iyo Maanta: Weedhaha Kala Fog Ee Guddoomiye Saleban Gaal
Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha golaha guurtida Md. Saleban Maxamuud Aadan, oo xilliyadii madaxweynayaashii hore ay talada hayeen ahaa hoggaamiye mucaaradeed oo mayal adag, ayaa maanta u muuqda mid...
View ArticleDharaaro Xusuustood Qormadii 7aad ee Prof.Gees
Dharooro xusuustood 7 Xasanaw xoolodhaqasho iyo markaad xilli ka weynaatid Saw dharaaro tegay xasuustood dib uma soo gocatid Aniga oo ah Wasiirka Qorshaynta iyo Isku dubariddida ee Jamhuuriyadda...
View ArticleBeenin war Bug iyo beena abuur ah oo warbaahinta qaarkeed ka faafiyeen...
Beenin war Bug iyo beena abuur ah oo warbaahinta qaarkeed ka faafiyeen Aqoonyahan Tog-dheer caan ka ah Burco-(Qaran-news)-Cabdi Cabdilaahi (Cabdi dhoodi) oo ka mid ah aqoonyahanka rug-cadaaga ah ee...
View ArticleMasuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta Oo Khilaaf Hor Leh Ka Dhex-Qarxay.
Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta Oo Khilaaf Hor Leh Ka Dhex-Qarxay. Fadeexadda wasiirka warfaafinta dul-hooganaysa ee dhinaca maroorsiga awooda tv-ga qaranka ayaa waxaay mareeysa.inu dhexgalo oo...
View ArticleBaaq Ay Soo Saareen Waxgaradka Beesha Muuse Daa’uud ee Siwaaqroon
Ku: Gudida Khilaafaadka Maamul Goboleedka Puntland Ku: Musharaxiinta Xilka Madaxtinimada Puntland Ku: Dhamaan Isimada Dowlad Gobileedka Puntland Anagoo ah nabadoonada waxgaradka aqoonyahanada iyo...
View ArticleXubin Mihiim ah oo ka baxay Kooxda Al-shabaab iyo duruufaha qasbay
Nin u dhashey Mareykanka oo ka tirsanaa kooxda Al Shabab ayaa daaha ka feyday inuu hada iyo wixii ka danbeeya isaga baxay Alshabaab iyo ururweynaha Alqaacida Muqdisho-(Qaran-news)-Wareysi gaar ah oo...
View ArticleShir Jaraaid oo ay Maanta Qabteen Madasha Tashiga IYo Toosinta Qaranku
MADASHA WADA TASHIGA IYO TOOSINTA QARANKA Date: August 04, 2013 MAWQIF CADDAYN Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka: Madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranku waa madal isu keentay, mujaahidiintii...
View ArticleAn Open Letter To The President of Somaliland
THE NATIONAL CONSULTATIONS AND RECTIFICATION FORUM Date: September 4, 2013 An Open Letter To The President of Somaliland Dear Your Excellency Mr. President, Since we have founded this Forum on July 10,...
View ArticleThe National Consultion And Rectification Forum: A Position Paper
THE NATIONAL CONSULTION AND RECTIFICATION FORUM Date: July 10. 2013 A POSITION PAPER ABOUT THE FORUM This forum is comprised of a group of Somalilanders from all walks of life and stations including...
View ArticlePrint New window Wasaaradda waxbarashadu maxay wax uga qaban wayday...
Sida aynu lawada socono dhamaan dadka reer Somaliland waxa ay dawlada hada jirta ee ka soo baxday xisbiga Kulmiye sida ku jirtay ololaheedii siyaasadeed xiligii doorashada ay galeysay waxa ka mid ahaa...
View ArticleXafiiska Wakiilka U Ah Ethiopian Airlines Iyo Wasaaradda Duulista Oo Sababayn...
Hargeysa,(Qaran news) – In ka badan 400 qof oo Rakaab ah oo u badan Qurbo-joog dalka ku sugnaa oo dib ugu noqonayey dalalkii ay ka yimaadeen ayey si wayn u saamaysay, isla markaana u Cadilan...
View Article