Wararkakii ugu danbeeyay ee xaalada kacsan ee Burco iyo raga la siiyay...
Burco,(Qaran news)-Wadahadalii Sexdex geesoodka ahaa ee usocday ilaa xalayto Wasiirka Arimaha Gudaha ,Shirkadda Genel Energy iyo Gudiyadda beelaha galbeedka Burco ayaa lagu soo waramayaa wali aan guulo...
View ArticleAdeega Zaad Service-waa dheef u timid umadda Somaliland
Waxa markasta wanaagsan inaynu amaano cidii kor u qaaday dalka iyo dadkaba , dalka magaciisana kordhiyay sida shirkada telesom iyo coca cola oo labaduba door muhiima kaga jirta horumarka dalka…………...
View ArticleDardaaran: Dhismo Xukuumad iyo Golayaal Dheellitiran Waa Danta Somaliland
Dardaaran: Dhismo Xukuumad iyo Golayaal Dheellitiran Waa Danta Somaliland BOGAADIN IYO HAMBALYO Waxaa hambalyo iyo bogaadin mudan Xukuumadda, Golayaasha, iyo ummadda Somaliland guud ahaan sida ay...
View ArticleWar-saxaafadeed: Xog-hayaha Guud Ee UCID Oo Dedafeeyey
War-saxaafadeed: Xog-hayaha Guud Ee UCID Oo Dedafeeyey Waxba Kama Jiraanna Ku Tilmaamay War-gelin La Iskugu Yeedhayo Xubnaha Golaha Dhex Ee Xisbiga UCID Oo Maanta Lagu Baahiyey Saxaafadda...
View ArticleWaxgaradka Beesha toljecle oo sheegay in madaxweyne siilaanyo ku fashilmay...
Waxgaradka Beesha toljecle oo sheegay in madaxweyne siilaanyo ku fashilmay taladii wadanka wax dambe oo laga sugaana aanay hadhin!!!!!!!!!!!!!! Aqoonyahanka,Odayaasha,,Cuqaasha beesha Axmed...
View ArticleSacad Muusow Samaale waa Waraabe-u-taag!.
Sacad Muusow Samaale waa Waraabe-u-taag!. Waar Sacad Muusow waarabe- utaaga iska jira oo garta shaxda ka dambeysa. Sacad MUusow nin meel jooga laguma heshiiyo in laga qaado, waxa lagu heshiiya in...
View ArticleCukuse oo sheegay in aanu Maareeyaha TV-GA Qaranku ka madaxbanaanayn, halkani...
Hargysa,(Qaran news)- Wasiirka warfaafinta ee Somaliland mudane Cukuse ayaa daboolka ka qaaday in uu Maareeyaha TV-ga qaranku aanu ka madax banaanayn wasaarada warfaafinta isla markaasina waxa uu...
View ArticleMadaxweyne Siilanyo oo safar cusub u xadhko xidhay +halkuu ku tegi doono
Madaxweyne Siilanyo oo safar cusub u xadhko xidhay +halkuu ku tegi doono Hargeisa-(Qaran-news)-Madaxweyne Siilanyo ayaa la filayaa inuu maalmaha fooda inagu soo haya u baqoolo magaalo xeebeedka...
View ArticleMadaxweyne Siilaanyo Waxyaalihii Uu Ka Bartay Jaalihii M.Siyaad Barre Iyo...
Madaxweyne Siilaanyo Waxyaalihii Uu Ka Bartay Jaalihii M.Siyaad Barre Iyo waxyaalaha Ay Iska Egyihiin Labadooda Maamul Madaxweyne Siilaanyo oo ka mid ahaa Kaadiriintii kacaankii 21 Oktoobar, ayaa si...
View ArticleXukuumada Somaliland waa in ay sharciga ku soo dabaashaa Shirkada la siiyey...
Waxaa biyo kama -dhib-caan ah oo ummadda u-cadaatey in Xukuumada Siilaanyo gaar-ahaan shaqsiyaad kooban oo fulinteeda ka mid ahi ay suuq-madow kula sheshiiyeen Saqsiyaad shirkado sheegaanaya oo ay ka...
View ArticleIsku dhigid kala dhihid iyo isku dhihid kala dhigid
Sida afaf badan oo dunida guudkeeda lagaga hadlaba lagu arko waxa jira ereyo loo isku si u qorma balse kala si loogu dhawaaqo; halka kuwo kale isku si loogu dhawaaqo balse ay kala hab u qorman. Afka...
View ArticleMadaxweyne Siilanyo 80 Jir aan Ciil iyo Qabyaalad ka korin hungo madhan dheh!.
Madaxweyne Siilanyo 80 Jir aan Ciil iyo Qabyaalad ka korin hungo madhan dheh!. Ugu horeyn waxaan salaamayaa guud ahaanba bahda saxaafada Somaliland,ASCW. Ka dib tan iyo maalintii la doortay madaxweyne...
View ArticleMaayarka Hargeisa oo si adag u beeniyey warar Been iyo bug ah oo ay ka...
Maayarka Hargeisa oo si adag u beeniyey warar Been iyo bug ah oo ay ka baahiyeen warbaahinta afka xukumada Siilanyo ku hadashaa Hargeisa-(Qaran-news)-Raxan ka mid ah Xildhinaada Golaha Deegaanka ee...
View ArticleUK: Pupils to be forced to study English and maths until they pass GCSEs
Pupils will be forced to study English and maths until they pass (Picture: PA) Teenagers who fail to get grade C or above at English and maths GCSEs will be forced to continue studying them until they...
View ArticleMaxaa la gudboon deegaamada shidaalka laga baadhaayo?
Waa su’aal laga yaabo in inbadan lays waydiiyo, ayso dhici karto in aan weli meel laysla dhigin jawaabteeda. Jawaaba markiiba imakara waxa ka mida shaqaalaha degaanka halo badiyo. Iaydoo la eegaayo...
View ArticleGabilians need not to worry why Siilanyo passed them, they must be glee he did
I believe it was bless for Gabiley and Gabilians that he did not stop there, for spiritual reasons in this cause. Many of the spirits of the martyrs who died for this country are there and they don’t...
View ArticleKhadar Cali Gaas oo caawa North London shir uu isugu yeedhay beeshiisa loo...
mareeyaha TV-ga qaranka Khadar A.Gaas Oo olole ugu jira In Aan La Hoos Geyn Wasiir Cukuse. Mareeyaha TV-ga Qaranka ayaa caawa shir ku qabtay uu isagu soo abaabuley Xaafada Edmonton ee Waqooyiga London....
View ArticleDil foolxun oo xalay fiidkii ka dhacay Caasimada Hargeysa
Hargeisa-(Qaran-news)-Sida ilo wareedyo xog-ogaal ahi u sheegeen warfidiyeenada Qarannews waxaa xalay fiidkii lagu toogtay Xaafada Dunbuluq wiil dhalinyaro ah oo magaciisa lagu sheegay Cumar Badhaf....
View ArticleTalo Bixin Ku Socota Dadka Reer Hargeysa
Gudoomiyaha garabka haweenka London ee ururka xaqsoor Rooda Cismaan Mustawi ayaa talo usoo jeedisey dadka reer Hargeysa iyadoo jawaab adag ka bixisey warbeen abuur ah oo lagu soo qorey midka mid ah...
View ArticleMaareeyaha Dekeda Berbera Eng.Cali Xoorxoor oo badeecadaha ka soo dega dekeda...
Maareeyaha Dekeda Berbera Eng.Cali Xoorxoor oo badeecadaha ka soo dega dekeda Qaarkood canshuur cusub ku soo rogay Berbera-(Qaran-news)-Maareeyaha Dekeda berbera Eng.cali xoorxoor ayaa ku soo rogay...
View Article