Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Wasiiro la maalgeliyo waxaa ka roon dalkoo la maalgeliyo

$
0
0

Wasiiro la maalgeliyo waxaa ka roon dalkoo la maalgeliyo

Waxaan salaamayaa dhamaan dadka reer somaliland meel kastoo ay joogaan .Si gaar ahna waxaan u salaamayaa shaqaalaha shebekeda qarannews.com

 

Marka xiga beryahan waxaan shebekada wararka ee qarannews.com kala soconay in shirkadii baadhaysay shidaalka somaliland dalka ka baxday ,Shirkadii diyaarada Etiopian arline joojisay duulimaadkii ay ku iman jirtan  garoonka diyaaradaha ee magaalada hargeysa sababo jira awgood.

 

Xalay waxaan daawaday warkii ka socday tv ga caalamiga ah ee HCTV oo aan sidabadan kala socdo wararka dalka somaliland.Waxaa qaadan waa igu noqday warbixintii uu tifatiraha tvga ka diyaariyay qaraal uu ka soo xigtay mid kamid ah wargeysyada wax ka qora duulimaadyada qaarada afrika oo is barbardhig ku sameeyay labada madaar ee JIGJIGA IYO HARGESA lacagta ku badaxday faraqa u dhexaaya iyo tayadooda faraqa u dhexaaya oo ah wax aad ukalafog

 

Hadaba madaxwayne Siiraanyo waxa uu lacagtii yarayd ee Dawlada kuwayd somaliland u siisay taakulada ku maageliyay wasiiro uu adeer u yahay ee miyaanay ka waxtar roonaateen haduu ku maal gelin lahaa madaarada dalka ee diyaaradiihi aamini kari waayeen shacbigiina u cadilanyihiin.

 

Somaliland allow dhawr

 

ABOKOR HAYBE

kulmiye28@gmail.com

OSLO .NORWAY


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>