Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Wasiirka Arimaha debeda wuxuu been ka sheegay arinta Diyaarada Ethiopian Airline-ta

$
0
0

Wasiirka Arimaha debeda wuxuu been ka sheegay arinta Diyaarada Ethiopian Airline-ta

Hadaba  markey  soo  laabteen  sadexda  wasiir  waxey la  hadleen  saxaafada, waxaana  microphone -ka   loo  dhiibey  wasiirka  arimaha  dibada  oo  ah  wasiir siyaasada  ku  cusub  marka  laga  tagi  waayo  in  uu  ka  shaqeyn  jirey  heydaha  qaxootiga  ee  dibadaha  ka  ah  dalka somalind  ama  somalia.

mas

Labada  wasiir  ee  kale  maadaama  ay  yahiin  niman  in  badan   somaliland  soo  joogey  waxey  ogaayeen  in ay  hadalka  hadey  qaataan  wax  kaga  soo  laabtaan  sidaasi  darteed  ayay  waxey  adeegsadeen  wasiirkii  cusbaa  iyagoo , rabey  in  ay  isga  ku  shaambadeeyaan  war  aan  sax  aheyn oo  ahaa  diyaaradii  itoobiya  ayaa  duulimaadkeedii  dib  u  bilowdey iyo  dhismaha  madaarku  waa  dhan yehaey  oo  waxba  umma  baahna, hadalkaasi  oo  ahaa  hadal  been  ah  oo  ummada  loo  sheegey.

 

Maxaa  cadeynaya  in hadalkii  wasiirka  arimaha  dibada  loo  soo  dhiibey  been  ahaa ama  run ?

 

 

- diyaarada  wasiiradu  itoobiya  ay  ka  soo  raaceen  waa run  oo magaceeda  waxaa  ku  qornaa  Ethiopia,  balse  sii  fiican  u  daawo  diyaaradu  markey  dageysey  waa diyaarad  yar oo  ah nooca  loo  yaqaano FOKKER- ta  ee  yar  yar,  wali  dowlada  itoobiya  iyo  sharkada  itoobiya  lagama  hayo  war  cad  oo  ku saabsan  arinta  ay sharkada  diyaaradaha ,E-Airline ,  dib  ugu  gurteen  oo  inta  badan  la  xidhiidha  in  aan madaarka  la  dhisin,  oo  lacagtii  madaarka  lagu  dayac  tiri lahaa  la  xadey.

 

Hadaba  wasiirka  arimaha  dibada  somaliland  waxaanu  leenahey  shacabku  waa  ay  sugayaan  hadalkii  aad  ku  tidhi  arintii  waanu  dhameyney  oo  diyaaradii  Ethiopia Airline  ayaa  duulimaadkeedii  soo  celisey  waa  in  ay  run noqdaan, oo  la  arkaa  diyaaradii  BOEING 737-700,  oo  ah  diyaaradaha dhexe  balse  ay  diyaaradi  ka  sii  weyntahey ayaa  hadana  iman  kari  weydey  madaarkii  ay  gashey  lacagta $4.5 milyan.  waa  ayaan  daro  wayn.

 

 

Hadaba  waxaanu  leenahey  wasiirka  arimaha  dibada  somaliland  hadalka  aad  ummada  u  sheegtey  waa  in  uu  noqdaa  mid  run  ah  oo   la  arkaa bal  koley  diyaarad  weyn  ma  imankarto  madaarka  hargeysa e ,  diyaaradii  dhexe ee  Boeing 737-700,  in  ay  timaado  oo  ay  sii  wado  duulimaadkeedii,  hadii  taasi  la  la  waayo  waxaad  tahey  qof   wayn  oo  been  sheeg  la  yidhi.

 

waxa  kale  oon  wasiirada  xukumada  siilaanyo  leeyahey  siyaasada  ha  u  fahmina  in  dadka  been loo  sheego  ee  u  fahma  in  aad  la  timaadaa  barnaamush  cad  oo  wax  dadka  u  soo  kordhiya.

 

 

Waxaad  hoos  ka  arki kartaa  warbixinta  diyaaradii  timid  madaarka  hargeysa e E-airline, BOEING, 373-300 oon  kuba  jirin  nooca  shirkada E-air u adeegsato duulimaada waaweyn  ama  tayada  leh  waaxan  dadweynaha  ka  codsanayaa  in  ay  noo  soo  diraan diyaarada  hargeysa  timaada  nooca  ay  tahey  iyo  numberkeeda.

 

Long Range Passenger Services

11 Boeing 767-300ER

Boeing 767-300ER

3 Boeing 777-200LR

Boeing 777-200LR

4 Boeing 787 – Dreamliner

Boeing 787

 

Medium Range Passenger Services

8 Boeing 757-200ER

Boeing 757-200

4 Boeing 737-800

Boeing 737-800

5 Boeing 737-700

Boeing 737-700

 

Regio

 

 

Wq. Tahir hussein. (xumandid)

waayo_aragman@yahoo.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>