Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Madaxwaynaha iyo Milyuneerka Afrika By Amb.Axmed Safiina

$
0
0
Madaxwaynaha iyo Milyuneerka Afrika
Xalay warkii HCTV waxa aan ka daawaday milyuneerka Afica oo aamini waayay lacagtan badan ee baananka u taala intuu tagay bangi ayuu la soo baxay 10,000,000. Toban milyan oo doolar ituu guriga soo dhigtay ayuu habeen kii oo dhan daawanayay kadib markuu xaqiiqsaday inuu isagu leeyahay subaxii ayuu lacagtii baankeedii ku celiyay.

Imika Madaxwayne Biixi ayaa lamida, wuxuu aamini waayay in uu ciidanka ilaalada Gudoomiye Ciro uu madaxwayne u yahay iyo in kale, wuxuu yidhi xeryohoodii ku celiya gaadhiga gudoomiyahana soo afduuba, mudane hada ma xaqiiqsatay inaad madaxwayne tahay mise waanu kuugu dhaaranaa in aad dalka madaxwayne utahay.

 

Mudane shacabkii Somaliland wuxuu ogaaday in dhamaan talooyin kan aad diidantahay, go’aamadan aan-lamahadin ee kaa soo fulaya, doorashooyin kan aad kudhagan tahay, iyo ilahii dhaqaalaha dalka eed wada handaraabtay, intuba inaad tijaabinayso in aad dalka madaxwayne ka tahay iyo in kale.

Shacaboow sida uu milyuneer kaasu maankiisa u xoreeyay, waxaynu u baahanay inaynu madawayana heena soo xorayno.
#Free_Madaxwaynaha_Biixi

Amb Ahmed Safiina.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>