Gudoomiyaha Waddani Xirsi oo magacaabay……..
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI mudane Xirsi Cali X Xasan ayaa Guddi u magacaabay xaaladda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
View ArticleSiciid Deni oo shaaciyey War cusub oo ku saabsan Dagaalka Laascaanood &...
Madaxweyne Deni, ayaa sheegay in aan Puntland qayb ka ahayn dagaalka Laascaanood, waxa uu ku baaqay in Ciidamada Somaliland Sool ka baxaan. Deni, waxa uu yidhi inkasta oo aan ogahay Dastuurka Puntland...
View ArticleWarqaddii dawladda UK ay Somaliland u qortay ee Banaanka u soo baxday...
Warqaddii dawladda UK ay Somaliland u qortay ee usbuucan uun banaanka u soo baxday, nuxurkeedu waxa uu ku urursanaa hal sadar. “Waa ka xunnahay in aan idinku war gelino in aan 31 March, 2023...
View ArticleWaan iskaga Baxay Siyaasadii Somaliland,Milateriga Somaliland-na halaga soo...
“Waan iskaga baxay siyaasadii somaliland oo waxaan ku noqday ganacsigaygii “…..Cabdirisaaq Ataash Gudoomiyihii ururka Waaberi. Milateriga Somaliland halagasoo saaro gabi ahaan ba gobolka Sool, dhiigii...
View ArticleCiidanku Laascaanood Kama baxayaan haduu ka u dambeeyaa dhimanaayo.
” Ciidanku Laascaanood Kama baxayaan haduu ka u dambeeyaa dhimanaayo..” Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin.
View ArticleAfrica: Top Solar Developments in the MSGBC Region in 2022/23
In the past year, the MSGBC region has been driving an ambitious energy expansion agenda backed by energy security, affordability and energy independence targets. While large-scale oil and gas...
View ArticleMa cid baan ogeyn In arrinta Ururrada Siyaasaddu 80%………..
Ma cid baan ogeyn In arrinta Ururrada Siyaasaddu 80% In ay ahayd arrin siyaasaddeed oo duruufo keeneen? Ma cid baan ogeyn in duruufihii keenay ay ka mid ahaayeen. 1- Natiijadii doorashadii Isku...
View Article