Quantcast
Channel: Qaran News
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live

Africa: CNBC Arabia Partners with Upcoming Libya Energy Summit

CNBC Arabia has been confirmed as an official Media Partner for the Libya Energy & Economic Summit (LEES) (https://apo-opa.info/3Mkq9aW) taking place in Tripoli next month, which serves as the...

View Article


Booliska Hargeysa oo soo qbtay nin qaab Xeeladaysan u Dhacayay Bulshada

Booliska Hargeysa oo soo qbtay nin qaab Xeeladaysan u Dhacayay Bulshada Hargeysa(Qaran)-Ciidanka Booliska JSL garahaan Saldhiga Maxamuud Haybe (Qudhac Dheer) ayaa gacanta kusoo dhigay Edeysane Maxamed...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Alle Ha u Naxariistee Siciid Maxamuud Gahayr oo si Qaran loogu Aasay...

Alle Ha u Naxariistee Siciid Maxamuud Gahayr oo si Qaran loogu Aasay Xabaalaha Toon Hargeysa(Qaran news)- Alle ha u naxariistee Siciid Maxamuud Gahayr oo aha abwaan iyo qoraa caan ah ayaa maanta si...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Waxbarashada oo Kormeeray Dugsiyada Hargeysa

Wasiirka Waxbarashada oo Kormeeray Dugsiyada Hargeysa Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL, Mudane Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), oo ay weheliyaan Gudoomiyaha...

View Article

Wasiir Cabdirisaaq Albaani oo la Shiray Shaqaalihiisa, Una Duceeyay...

Wasiir Albaani oo la Shiray Shaqaalihiisa, Una Duceeyay Falastiiniyiinta Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Diinta iyo awqaafta JSL, Sheekh Cabdirisaaq Xuseen Cali (Al-baani) ayaa xarunta wasaaraddaas...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taariikh kooban Abwaan Halgamaa, Xaq udirir. Macalin.

Ilaahay swt ha unaxaristo Marxuum Siciid Maxamuud Siciid Gahayr hooyadii waa Hodan Cabdi Cilmi, aabbihiina waa Maxamuud Gahayr Warfaa ‘Kabadheere”. Waxa uu ku dhashay Cusbitaalka guud ee magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Salaatul Khusuufka (Dayax Madoobaadka) Oo Aan Caawa Laga Tukan Xaramka Makkah!

Salaatul Khusuufka(Dayax Madoobaadka) Oo Aan Caawa Laga Tukan Xaramka Makkah! Maamulka Arrimaha Diinta Ee Sacuudiga Oo Oggolaan Waayey In Lagu Oogo Xaramka Makkah Salaadda Khusuufka(Dayax Madoobaadka)...

View Article

Wasaaradda Beeraha Somaliland oo Digniin Soo Saartay.

Wasaaradda Beeraha Somaliland oo Digniin Soo Saartay. Hargeysa(Qaran news)- “Xafiiiska Saadaasha Hawada ee Wasaaradda Horumarinta Beearaha waxay Digniin u diraysaa dadweynaha ku nool xeebaha...

View Article


Somaliland oo looga Digay Qabyo dalka dib ugu Celin karta Khilaafkii...

Somaliland oo looga Digay Qabyo dalka dib ugu Celin karta Khilaafkii Doorashooyinka Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha Dalladda ururrada bulshada rayidka ah ee SONSAF Anwar Cabdiraxmaan Warsame ayaa ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Somaliland oo Kormeeray Xarunta Wasaaradda Warfaafinta.

Madaxweynaha Somaliland oo Kormeeray Xarunta Wasaaradda Warfaafinta. Hargeysa(Qaran news)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka hormeer shaqo ku tegay xarunta...

View Article

Dalkee iyo Afkee ugu da weyn Aduunka?. Qaybta 1’aad

Dalkee iyo Afkee ugu weyn Aduunka?. Qaybta 1,aad Gogoldhig. Waa markale iyo falanqayn iyo faaqiddaad aan doonaayo in aan ku lafo guro Degel samaha guunka ah ee weli lagu nagi yahay ee Dhulka Hooyo iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Komishanka iyo Dawladda Ingiriiska oo ka Wada Hadlay Arrimaha Doorashooyinka

Komishanka iyo Dawladda Ingiriiska oo ka Wada Hadlay Arrimaha Doorashooyinka Hargeysa(Qaran news)- Guddida doorooyinka Qara ka JSL, iyo dowladda Ingiriiska ayaa iska xog wareystay arrimaha...

View Article

Degdeg: Booliska oo Baafinaya Ciddii Lahayd Lacag la Dhacay oo ay Qabteen

Degdeg: Booliska oo Baafinaya Ciddii Lahayd Lacag la Dhacay oo ay Qabteen Hargeysa(Qaran)- Ciidanka Booliska Somaliland ayaa baafinaya ciddii lahayd lacag ay sheegeen in lagu qabtay eedaysane ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Agaasimaha Ciyaaraha oo la Kulmay Wasiirka Ciyaaraha Jabuuti

Hargeysa(Qaran)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha mudane Cabdirashiid Caydiid Yaasiin oo uu wehelinayo Gudoomiye ku-xigeenka Xidhiidhka Kubbadda Cagta Somaliland Khadar Jiilaal...

View Article

Faysal Cali Waraabe oo si Adag ugu Jawaabay Diblomaasi Soomaaliya ka Tirsan

Faysal C.Waraabe oo si Adag ugu Jawaabay Diblomaasi Soomaaliya ka Tirsan Hargeysa(Qaran news)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in koox cadaw ahi ay doonayso in ay Somaliland...

View Article


WORLD Revisiting the New World: Analysing Potential Future Nations a Decade...

Click here to read more about this article

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haween ka Hadlay Hannaankii uu u Dhacay Tuug Boolisku soo Qabteen

Haween ka Hadlay Hannaankii uu u Dhacay Tuug Boolisku soo Qabteen Hargeysa(Qaran news)-Qaar ka mid ah Hooyooyin uu dhac u gaystay Eedaysane Maxamed Cabdi Faarax, ina Faadumo Ibraahim 32 jir oo Ciidanku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Beeraha oo Furay Shir ku Wajahan Siyaasadda Abuurka Siidhka Beeraha

Wasiirka Beeraha oo Furay Shir ku Wajahan Siyaasadda Abuurka Siidhka Beeraha Hargeysa(Qaran)-Wasiirka Beeraha oo Hargeysa Ka Daah-furay Shir Ku Saabsan Siyaasadda Abuurka beeraha (Siidhka). Shirka oo...

View Article

Bangladesh exports medicines Somaliland and other countries

Health and Family Welfare Minister Zahid Malek said that almost all types of medicines produced in Bangladesh are exported to 157 countries of the world including Europe and America. Health and Family...

View Article

Xisbiga WADDANI oo Xukuumadda ku Dhaliilay Biriishkii Cusbaa oo Dumay

Xisbiga WADDANI oo Xukuumadda ku Dhaliilay Biriishkii Cusbaa oo Dumay Hargeysa(Qaran news)-“Biriishka dumay wuxuu ahaa ciid iyo dhoobo la isa saaray,” sidaa waxa yidhi Xoghaye ku-xigeenka Gaadiidka...

View Article
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>