Travelway is pleased to announce its Umrah Package
Travelway is pleased to announce its Umrah plan for 2023/24, designed to meet the needs and preferences of our valued customers. We understand that many of you have been waiting for a long time to...
View ArticleAwdal waxay u baahan tahay wixii la wada lahaa siday u qaybsan tahay in dib...
“Awdal waxay u Baahan Tahay wixii la wada lahaa siday u Qaybsan tahay in dib loogu Noqdo” Xil.Mukhtaar Xasan Maydhane Hargeysa(Qaran news)- Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane oo ka tirsan Golaha...
View ArticleMusharax Cirro oo qado ku Qaabilay Qoyska Reer Ibraahim Abees
Hargeysa(Qaran news)-Musharraxa madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa Tacsi iyo Soodhawayn Ah U Sameeyay Qoyska Reer Ibraahim Abees Iyo Siyaasi Cabdiraxmaan...
View ArticleTaliyaha ATMIS oo Beeniyay inay ka Hawlgalayaan Laascaanood
Taliyaha ATMIS oo Beeniyay inay ka Hawlgalayaan Laascaanood Muqdisho (Qaran) – Taliyaha ciidamada Midowga Afrika ee howlgalka Soomaaliya ATMIS Jenaraal Sam Okiding, ayaa sheegay in ciidanka ATMIS...
View ArticleWasiir Siciid Sulub oo Furay Shir wada Tashi ah oo u Dhexeeya FAO
Wasiir Siciid Sulub oo Furay Shir wada Tashi ah oo u Dhexeeya FAO 7 Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka wasaaradda xanaannada xoolaha iyo horumarinta kalluuumaysiga JSL Md Siciid Sulub Maxamed Ayaa furay...
View ArticleHogaanka dhaqanka ee Majeerteen oo doorashooyinka Puntland ka soo saaray...
Isimada Dhaqanka Majeerteen oo doorashooyinka Puntland kasoo saaray qaraar lamida midkii Guddiga Habarjeclo hore uga soo saareen murankii doorashooyinka Somaliland ee xalka laga gaadhay Halkan hoose ka...
View ArticleWasiir waxbarashada oo socdaal ku tagay Nairobi
Wasiir waxbarashada oo socdaal ku tagay Nairobi Nairobi (Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Mudane Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) ayaa safar shaqo ku gaadhay magaalada Nairobi ee...
View ArticleTaliyaha Booliska Oo Furay Rug Bileys oo laga Hirgaliyay Madaarka Hargeysa
Hargeysa(Qaran news)-Taliyaha Ciidanka Booliska JSL Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale) ayaa xadhiga jaray saldhig cusub oo ay hay’adda Duulista iyo Madaarradu ka hirgelisay garoonka...
View ArticleThe Arab-Africa Trade Bridges Program Announces the Membership of the Federal...
PRESS RELEASE The Arab-Africa Trade Bridges Program Announces the Membership of the Federal Republic of Nigeria Impactful Interventions to Strengthen Economic Ties Offer Compelling Incentives to Join...
View ArticleAfrica: Islamic Development Bank Institute’s Acting Director General Dr. Sami...
PRESS RELEASE Islamic Development Bank Institute’s Acting Director General Dr. Sami Al-Suwailem Highlights Prospects of Digital Transformation for Islamic Finance Dr. Al-Suwailem noted that digital...
View ArticleShababkad Ajanabi Basaasiin ah oo lagu Qabtay Somaliland
Shababkad Ajanabi Basaasiin ah oo lagu Qabtay Somaliland Hargeysa(Qaran n)- Hay’ada Sirdoonka Somaliland ee NIA ayaa sheegtay inay hawlgal ku soo qabteen 17 basaasiin ahanabi ah. Sidaasna waxay ku...
View ArticleFadhigii 83’aad ee Guurtida oo Furmaya
Kalfadhigii 83aad ee Guurtida oo Furmaya Hargeysa(Qaran news)-Kalfadhigii 83-aad ee golaha guurtida Somaliland ayaa si rasmiya u furmaya maalinta Axadda ee toddobaadka fooda innagu soo haya haddii...
View ArticlePuntland oo diiday baaqii hogaamiye dhaqameedku soo saareen
Maamul goboleedka Puntland ayaa jawaab ka bixiyey hadal ay xalay soo saareen qaar ka mid ah isimada deegaannadaas, kuwaasoo xal u raadinayey khilaafka doorashada la xiriira ee soo dhex galay dawlad...
View ArticleWasiirka Beeraha oo Kormeeray Beeraha Deegaanka Dhubato
Wasiirka Beeraha oo Kormeeray Beeraha Deegaanka Dhubato Dhubato (Qaran news) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Mudane Cabdiqaadir Iimaan Warsame, oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee...
View ArticleHawlgal ay wadajir Hargeysa uga Bilaabeen Wasaaradaha Hawlaha Guud iyo...
Hawlgal ay wadajir Hargeysa uga Bilaabeen Wasaaradaha Hawlaha Guud iyo Maaliyadda Hargeysa(Qaran news)-Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guryaynta iyo wasaaradda Horumarinta Maaliyadda oo...
View Article500 oo Kitaabka Quraanka ah oo lagu Wareejiyay Bahda Garsoorka Awdal
500 oo Kitaabka Quraanka ah oo lagu Wareejiyay Bahda Garsoorka Awdal Hargeysa(Qaran news)-Maamulka xarunta Hiil Qur’aan ee magaalada Boorama ayaa 500 oo kutub oo isugu jira Kutubta Qur’aanka Kariimka...
View ArticleSomaliland Yaan laga Leexan Wadada Doorashooyinka
Hargeysa(Qaran news)- Somaliland waxa xalkeeda iyo wadajirkeedu ku jiraa inay ku taagnaato tubta doorashooyinka isa saarka ah ee madaxtooyada iyo ururrada siyaasadda oo loo muddeeyay inay qabsoonto...
View ArticleDhaqaalaha Buluuga Ahi (économie bleue)Kuma Koobna Kaluunka Ee Waa Nidaam...
Qarnigan 21-aad ayaa wuxu la curtay hadalhaynta ah in cimiladii aduunku isbadashay oo ay kululaatay ,sababtuna tahay kaarboonka sunta ah ee ka dhasha tamarta laga sameeyo shidaalka saliidda ee...
View ArticleWarbaahinta Xamaas taageerta oo soo qaadatay hadalkii raysal wasaare Xamsa
Warbaahinta taageerta ururka Xamaas ayaa soo qaatay hadalkii uu shalay jeediyay raysal wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, kaas oo si adag uga hadlay xaaladda Qasa. Quds News Network, ayaa...
View ArticleMuuqaal iyo Sawiro bixinaaya laba dareen oo kala gadisan Cirro iyo Muuse
VID-20231103-WA0013 Laba dareen oo kala fog muuqaalka sare waa madaxweynaha mustaqbalka iyo habka ay u soo dhawaynayaan dadweynaha reer Somaliland meel kasta oo uu tago. Sawiradani hoose waa habkii ay...
View Article