Quantcast
Channel: Qaran News
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live

Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Booliska ku Hambalyeeyay Sannadguuradooda 30’aad

Hargeysa-(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, ahna Gudoomiyaha Xisbiga Talada haya ee KULMIYE Mudane Maxamed Kaahin Axmed, waxaa uu hambalyo iyo boogaadin u dirayaa maalinta wayn ee...

View Article


How The Israel-Hamas War Is Destabilizing The Horn Of Africa

Click here to read more about this article

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Somaliland oo ka Qaybgalay 30-Guurada Kasoo Wareegtay kolkii la...

Madaxweynaha Somaliland oo ka Qaybgalay 30-Guurada Kasoo Wareegtay kolkii  Ciidanka Booliska la sameeyay Hargeysa,(Qaran news)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haweenka Axmed Dhagax oo Xaflad ballaadhan ku Qaabilay xaaska Musharax...

  Hargeysa(Qaran news)-Haween iyo dhallinyaro ka soo jeeda degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa ayaa xaflad soo dhawayn ah u sameeyay marwada Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI marwo...

View Article

Guddomiyaha Dallada SONSAF oo ugu Baaqay Xukumadda inay Dhegaysato Tabashada...

Guddomiyaha Dallada SONSAF oo ugu Baaqay Xukumadda inay Dhegaysato Tabashada reer Awdal Hargeysa(Qaran news)- Guddoomiyaha Dallada Ururrada bulshada rayidka ah ee SONSAF, Anwar Cabdiraxmaan Warsame...

View Article


Baanka Dhexe oo Qaaday Hawlgal Suuqa Lagaga Saarayo Lacagaha dheeraadka ah

Baanka Dhexe oo Qaaday Hawlgal Suuqa Lagaga Saarayo Lacagaha dheeraadka ah Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Somaliland Cali Cabdilaahi Daahir ayaa maanta daah furay hawlgal suuqyadda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Waxbarashadda oo Masuuliyiin kala Duwan kula Kulmay Nairobi

Wasiirka Waxbaradda oo Masuuliyiin kala Duwan kula Kulmay Nairobi Hargeysa(Qaran news)-Waftigii ka socday Wasaaradda Waxbarashadda iyo Sayniska ee uu hogaaminayay wasiirka Wasaaradda Waxbarashada...

View Article

Somaliland oo ka Qaybgalaysa Shirweynaha Maalgashiga Afrikada Dhexe

Somaliland oo ka Qaybgalaysa Shirweynaha Maalgashiga Afrikada Dhexe Hargeysa(Qaran n)- Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka qayb gelaysa Shir-weynaha Maalgashiga Afrikada Dhexe, kaas oo ka furmi doona...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Itoobiya oo Baaq Kale Ka soo Saartay Qorshaheeda Marin-biyoodka

Itoobiya oo Baaq Kale Ka soo Saartay Qorshaheeda Marin-biyoodka Hargeysa (Qaran news)- Dawladda Itoobiya ayaa mar kale ku celisay dalabkeedii la xidhiidhay inay galangal u yeellato deked ay isticmaasho...

View Article


Somaliland oo Faransiiska ka Diiday Dalab ah Inuu Saldhig Millateri Ka...

Somaliland oo Faransiiska ka Diiday Dalab ah Inuu Saldhig Millateri Ka Samaysto Dalka Hargeysa (Qaran news)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa la sheegay in ay dawladda Faransiiska ka diiday...

View Article

Deegaankee iyo Afkee Dunida ugu Da’weyn? Qaybtii 2aad.

Deegaankee iyo Afkee Dunida ugu Da’weyn? Qaybtii 2aad. Nabi Aadan Cs. Waa Qormo kale oo ku xidhiidhsan Qaybtii hore ee aanu ku lafo guraynay Degelka iyo Afka ugu faca weyn ama ugu Da’da weyn Aduunka,...

View Article

Siyaasi Abgaal oo ka hadlay xaalada dalka

View Article

Gudida Doorashooyinka oo la Kulmay Danjiraha Taiwan

Komushanka Doorashooyinka oo la Kulmay Danjiraha Taiwan Hargeysa(Qaran news)-Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa xaruntooda ku qaabiley Safiirka Dalka Taiwan ee JSL Ambassador Allen Chenhwa Lou....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir Nabadeyn ah oo ka Furmay Ceel Afweyn

Shir Nabadeyn ah oo ka Furmay Ceel Afweyn Hargeysa(Qaran news)-Degmada Ceel-afweyn ee gobalka Sanaag waxaa saaka si rasmiya uga furmay shirka nabadeynta beelihii walaalaha ahaa ee colaada sokeeye ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Somaliland Waxbarashada oo Nairobi kula Shiray GIZ.

Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Waxbarashada iyo Sayniska Mudane Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) oo ay weheliyaan Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada iyo Safaaradda Jamhuuriyadda Somaliland ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

The nation has been searching for a good leader since 1991,and still haven’t...

Somaliland is an independent country in the horn of Africa it is a country with about five(5)milion inhabitants his people are 100% sunni muslims. They are mannered and helpful people who love peace...

View Article

Guddida Heer Qaran ee Kor u Qaadista Lacagta Somaliland oo Shiray

Guddida Heer Qaran ee Kor u Qaadista Lacagta Somaliland oo Shiray Hargeysa(Qaran news) -Kulan ay iskugu yimaadeen Guddida heer Qaran ee kor-u-qaadista Qiimaha Shillinka iyo la Dagaalanka Sicir Bararka...

View Article


Walaac Xoog Leh oo laga Muujiyay dagaal ka dhex Qarxa Itoobiya iyo Eritrea

Walaac Xoog Leh oo laga Muujiyay dagaal ka dhex Qarxa Itoobiya iyo Eritrea Addisababa(Qaran)-Prof James Ker-Lindsay oo ah aqoonyahan lafo-gura arrimaha ammaanka iyo dawladnimada ayaa ka dayriyay in...

View Article

Doon hub u siday Puntland oo lagu qabtay bada Boosaaso

Gujis badda hoosteeda ku jiray oo kurka lasoo baxay ayaa galabtii doraad meel 2 Km u jirta Bosaaso ka jiitay dooni hub iyo rasaas farbadani u saarnayd madaxwaynaha Puntland Siciid Deni oo qiimo ahaan...

View Article

Are Ethiopia and Eritrea on the Path to War?

Click here to read more about this article

View Article
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>