Quantcast
Channel: Qaran News
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live

Hadaladii fogaa ee uu madaxweyne Siilaanyo ka yidhi sahaminta Shiidaalka...

Wuxuu Madaxweyne Siilaanyo halkaas ka jeediyay khudbad uu ku furayo sahamintan oo uu soo dhaweeyay, waxaanu shacabka reer Somaliland ee gobaladaa sahanku marayo ku nool ka codsaday in soo dhaweeyeen...

View Article


Daawo:Taliyaha Ciidanka Booliiska S/land oo ka hadlay Xoggo sheegaya Kelyo &...

Daawo:Taliyaha Ciidanka Booliiska S/land oo ka hadlay Xoggo sheegaya Kelyo & Beer Dad oo lagu qabtay Hargeisa

View Article


Daawo:Hogaanka Waddani oo digniino Culculus ku ganay M.Siilanyo &...

Daawo:Hogaanka Waddani oo digniino ad-adag ku ganay M.Siilanyo & Xukumadiisa,kashifeyna Mus-danbeed Carqalad ku ah waqtiga Doorashada.

View Article

Daawo:Ganacasade soo bandhigay sida lagu soo afjari karo Muranka qadiyada...

Daawo:Ganacasade soo bandhigay sida lagu soo afjari karo Muranka qadiyada sahanka  shidaalka Oodweyne

View Article

Daawo:Wasiiro ka tirsan Xukumada & Cuqaasha Oodweyne oo isla meeldhigay...

Daawo:Wasiiro ka tirsan Xukumada & Cuqaasha Oodweyne oo isla meeldhigay is-marinwaa ka oognaa qadiyada sahaminta shidaalka

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wefdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda JSL Dr. Sacad Ali Sire oo ka...

Wefdi uu hogaaminayo Wasiirka Khaarajiga Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa ka qeyb galay shirkii 4 Afraad ee loo qabto dalalka Islaamka ee Qaradda Afrika oo Somaliland markii ugu horeysa lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Murashaxa Madaxweynaha Waddani oo Kulan La Qaatay Madaxda Hay’adda Ganacsiga...

Berlin,(Qaran-news):-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI iyo weftigii uu hoggaaminaayey ee socdaalka ku maraayey qaaradda Yurub oo wakhti xaadirkan ku sugan dalka Jarmalka, ayaa kulan la qaatay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warqad Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka S/land u qoray Madaxweyne Siilanyo &...

XILDHIBAAN SICIID M. CILMI SIRAADLE OO MADAXWEYNE SIILAANYO U QORAY WARQAD FURAN OO KAGA HADLAY DHOWR QODOB OO BEESHA DHULBAHANTE KHUSEEYA, KAGANA CODSADAY IN LOO CADAALAD SAMEEYO     Mudane...

View Article


Suldaan C/raxmaan Aw-good oo Wasiir Cadaani ku eedeeyay Mudaharaadkii...

Suldaan C/raxmaan Aw-good oo Wasiir Cadaani ku eedeeyay Mudaharaadkii Oodweyne ka qarxay,Shaaciyeyna inaan Oodweyne Badhasaab lahayn,Muxuuse ka yidhi qadiyada Shidaal baadhista.

View Article


Conflict in South Sudan affecting food security in “stable states”

The ongoing conflict in South Sudan is affecting food security in some of the country’s more “stable states,” the head of UN peacekeeping in South Sudan, UNMISS, has said. David Shearer, the UN’s most...

View Article

Caaqil dhaliil u soo jeediyay madaxweyne Siilaanyo daawo

View Article

Daawo macluumaad ku saabsan dhulka

View Article

Baahi intee leeg ayaan u qabnaa aqoonta hadalka?

“Qofka Soomaaliga ah ee dhaladka ah. Isla-markaa dhaqanka lagu gardaadiya, WAA HADAL-AQOON. Sababtoo ah; Soomaalinimadu waxa ay taqaan ahmiyadda hadalka. Sidaa awgeed, ayay waalidku ugu barbaariyaan...

View Article


War degdega: Ergay ka socda xukumadda Farmaajo oo soo gaadhay Hargeysa iyo...

Hargeisa-(Qaran-news)-Waxa maanta madaarka caalamiga ah ee Egal Intranational Airport ka soo degay Agaasimaha guud ee wasaarada ganacsiga iyo warshadaha  xukumadda Farmaajo (Somalia ) mudane Abdillahi...

View Article

Somaliland Doorasho Ma Ka Dhici Doontaa?

Waxa suurtagal ah in dib u dhac kale uu yimaado, inaga oo ka qiyaas qaadanayna cago jiidka ka muuqda xukuumada ee ku aadan bixinta qarashaadka doorashada madaxninimo ee la filaayo inay dhacdo...

View Article


Dowlada miciin mooday wasiir ku xigeenka Jamaac C. Biin iyo wasiirka...

Xukuumadu miyaanay kala aqoon wasiira-deeda maxay wasiir ku xigeenka arimaha gudaha Jamaac Cabdillahi Biin iyo wasiirka warfaffinta Cadaani oo labaduba waxay sii kala eryaan mooyaane aan lahayn akhlaaq...

View Article

Daawo:Cali Khaliif oo duray Wadaad uu hadalkiisa Foobiyo ka qabo,Muxuuse ……

Daawo:Cali Khaliif oo duray Wadaad uu hadalkiisa Foobiyo ka qabo,Muxuuse ……

View Article


Daawo:Wasiiro oo Hanjabado culculus ku saydhay Cuqaasha & Salaadiinta Gobolka...

Daawo:Wasiiro oo Hanjabado culculus ku saydhay Cuqaasha & Salaadiinta Gobolka Daadmadheedh ee….

View Article

50 Kenyan companies listed in London Stock Exchange Group’s inaugural...

Landmark report identifies fastest-growing and most dynamic private businesses across Africa Report shows breadth and diversity of African business, with 42 countries across 7 major sectors represented...

View Article

Daawo:Wefti Cirro Hogaaminaayo & Germany+Munaasibad Meeqamkeedu sareeyo oo...

Daawo:Wefti Cirro Hogaaminaayo & Germany+Munaasibad Meeqamkeedu sareeyo oo loo qabtay+Khudbadihii Xirsi,Cabdi Haybe,Amb.M.Ali & Fadumo Siciid & waxay daaran yihiin

View Article
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>