Halista Salaadiinta Iskood Isu Magacaabay Ee Somaliland
Waxa aanu shaki ku jirin in mansabka iyo odaytinamidu ay tahay mid haybad iyo sharaf dheeraad ah leh, taas micnaheedu waxa weeye in suldaan kasta oo xilliyadii hore jiray uu ahaa mid manfac iyo faa’ido...
View ArticleMuse Biixi miyuu cilmi taraaray sowkan Carbohydrates ku sheegay macdan dhulka...
Musow Carbohydrates waxa weeye sonkorta jidhku kala baxo cunada sida Roodhida, Bariiska, Paastada iyo boorajka. Carbohydrates maaha macdan dhulka laga qodo sida aad maanta ku khud-badaysay. Haduu...
View ArticleDaawo:Haweenay Somaliyada oo ku lug lahayd in Shirkada DP World la wareegto...
Daawo:Haweenay Somaliyada oo ku lug lahayd in Shirkada DP World la wareegto Dekedaha Berbera & Bosaaso
View ArticleDaawo:Sidii Dawlada UAE u wajahaday Weftigii Farmaajo,Ilaa hadda Ciday...
Daawo:Sidii Dawlada UAE u wajahaday Weftigii Farmaajo,Ilaa hadda Ciday kulmeen & Waxyaabahay ka wadahadleen
View ArticleDaawo:Gudoomiyihii Kulmiye ee Dalka France oo xilkii iska casilay,Xisbigana...
Daawo:Wakiilkii Kulmiye ee Dalka France oo xilkii iska casilay,Xisbigana ka baxay,Muxuuse qoonsaday
View ArticleDaawo:Abwaan Weedhsame oo soo saaray Maanso Cusub “Maax dareen lulay”oo ku...
Daawo:Abwaan Weedhsame oo soo saaray Maanso Cusub “Maax dareen lulay”oo ku saabsan Musuqa hadheeyay Somaliland
View ArticleOgeysiis:Waddani Toronto+Soo dhaweyn…
WADDANI TORONTO : SOO DHAWAYN XUBNO KASOO DIGA ROGTAY KULMIYE & UCID IYO QABSOOMIDA SHIRWAYNAHA GARABKA HAWEENKA EE WADDANI, TORONTO. WAXA LAGU OGAYSIINAYA DHAMAAN HAWEENKA XISBIGGA WADDANI...
View ArticleAMINA WERIS OO BURBURISAY HOYGII GUDUUDO CARWO.
AMINA WERIS OO BURBURISAY HOYGII GUDUUDO CARWO. Hooyadii Fanka ummadda Soomaaliyeed Shamis Abokr Guduuda Carwo oo ku nool magaalada Hargeysa, isla markaana ay gabow iyo xanuuno haleelaan, ayaa saaka...
View ArticleNin iyo Horror ma ku heshiin karaan HAL!? W/Q: SCC Kalshaale
Nin iyo Horror ma ku heshiin karaan HAL!? W/Q: SCC Kalshaale Waa Habeen soo-gal, hiimse hiimse fiid ah, hoor-hoor kallil daba dheeraatay oo howdka sare hilaac roob ka muuqday. Haybis waxay Hooyo iyo...
View ArticleDaawo:Wiil Somaliya oo soo Bandhigay Dhacdo Cajiiba+Hibo Eebe siiyey
Daawo:Wiil Somaliya oo soo Bandhigay Dhacdo Cajiiba+Hibo Eebe siiyey
View ArticleDaawo:Muqaalka martiqaad Saylaci Gurigiisa ugu sameeyay Daahir Rayaale kaahin...
Daawo:Muqaalka martiqaad Saylaci Gurigiisa ugu sameeyay Daahir Rayaale kaahin & Marwadiisa
View ArticleDawlada UAE oo qirtay Madax-banaanida & Midnimada Somalia tahay...
Dawlada UAE oo qirtay Madax-banaanida & Midnimada Somalia tahay Muqadas+M.Farmaajo oo soo Gaba-Gabeeyay Safarkii uu ku Tegay Magaalada Abu-Dhebi April 11, 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
View ArticleDaawo:Salaadiinta & Cuqaasha Beesha Makaahiil oo sida Fiinta uga...
Daawo:Salaadiinta & Cuqaasha Beesha Makaahiil oo sida Fiinta uga qayliyey Tashwiish,Digniino culculusna ku hurgufay Komishanka doorashooyinka S/land,maxayse qoonsadeen?,Fadeexado ugub!
View ArticleDaawo:Dawlada Imaraadka oo $136 Malyuun ugu deeqday Somalia
Daawo:Dawlada Imaraadka oo $136 Malyuun ugu deeqday Somalia
View ArticleMagacyo kala fog iyo mawqifyo midaysan; Maxay tahay koox-diineeddan cusub ee...
“Waa maxay xaqan markii hore dadka ka qarsoonaa ee ay kooxdani kaligeed soo ogaatay!” Labadii bishan Abriil ayeynu shaashadaha ka daawannay oday gadh cad, oo sunnayaal cadcad leh, oo muraayad iyo...
View ArticleAmbassador Gaaruf Muu Abbaarin Xaqiiqada Iyo Waxa Keenay Sarrif Bararka
Tixraac maqaal ku soo baxay wargeyska Foore cadadkiisii 1095, kuna taariikhaysan 10-04-2017. Maqaalka waxa soo qoray Ambassador Rashiid Gaaruf wakiilka Somaliland ee dalka Maraykanka. Qoraalku wuxuu si...
View Article